Home / 2020 (page 50)

Yearly Archives: 2020

Wadahadallada Barcelona ee Lautaro Martinez oo hakad ku yimid

Himilo – Madaxweynaha Barcelona Josep Maria Bartomeu ayaa shaaciyay in ay hakad ku yimid wadahadallada kooxdiisa kula jirtay Inter Milan ee ku saabsan Lautaro Martinez.  Madaxa fulinta Inter Milan Giuseppe Marotta ayaa dhawaan xaqiijiyay in Barcelona kamid tahay kooxaha xiiseynaya ...

Read More »

Wax ka ogow 10-ka faa’iido ee laga helo cunista Tufaaxa

Himilo – Tufaaxu wuxuu kamid yahay qudaarta shacbiyadda leh – waana mid wax fiican. Waa qudaar ay ku cabaysan tahay faa’iidooyinka ay garbinayaan cilmi-baaris lagu ogaaday. Halkan waxaan idin kugu soo gudbinaynaa 10-ka faa’iido oo Tufaaxu leeyahay. 1. Tufaaxa waxaa ...

Read More »

Aston Villa oo u dhaqaaqeysa Divock Origi

Himilo – Weeraryahanka Liverpool Divock Origi ayaa bartilmaameed u ah kooxda horyaalka Ingiriiska ee Aston Villa. 25 jirka ayaa muhiim u ahaa Reds ol-olaha 2019-20 isaga oo ka soo muuqday 42 kulan oo ah dhammaan tartamada oo idil. Cayaaryahanka qaranka ...

Read More »

Macluumaadka ay tahay in aad ka ogaato Jabaan

Himilo – Dalka Jaziiradda ah ee dhaca bariga fog ee Asiya waxay dadkiisu ugu yeeraan dhulkii Qorrax-sinka—mana ahan dal kale waa JAPAN. Dalka Japan waa isu-geynta dhuloobid ee tiro jaziirado ah oo gaaraya 6852 halkaas oo afarta ugu waaweyn lagu ...

Read More »

Inter Milan oo ku qasban in ay bixiso £15m haddii ay dooneyso Sanchez

Himilo – Inter Milan ayaa ku qasban in ay bixiso £15m haddii ay dooneyso saxiixa weeraryahanka Manchester United Alexis Sanchez inta lagu guda jiro suuq furanka xagaaga. Sanchez ayaa si ammaah ah ku joogay ol-olaha 2019-20 kooxda Inter isaga oo ...

Read More »

Sheekada haweeneydii – saacad kahor intaysan dhalin – ogaatay inay uur leedahay!

Himilo – Sidka dhalmada haweenku waxay aalaaba ku buuxsantaa 9 bilood, laakiin haweeney ku nool Induniisiya ayaa sheeganaysa inay umushay saacad kaddib markii ay dareentay calaamadaha lagu garto haweenka uurka leh. Sheekadeeda ayaa hadda hadal-heyn qaran ka noqotay gudaha dalkaas. ...

Read More »

30 July – Maalinta caalamiga ee saaxiibtinimada

Himilo – Dunida waxay wajahaysaa caqabado badan, musiibooyin iyo awoodo kala dhantaalaya midnimadeenna – sida saboolnimo, rabshado, ku xad-gudubka xuquuqda Insaanka iyo in kale – tanina waxay wiiqaysaa nabadda, nabad-gelyada, horumarka iyo xasiloonnida bulshooyinka caalamka. Si looga hortago musiibooyinka iyo ...

Read More »

Inter Milan oo ceshan karta Sanchez

Himilo – Inter Milan ayaa sheegtay in ay ceshan karto cayaaryahanka Alexis Sanchez oo kooxda ku jooga ammaah si looga saxiixo heshiis rasmi ah sida laga soo xigtay madaxa fulinta kooxda  Giuseppe Marotta. 31 jirka ayaa Inter ku biiray xagaagii ...

Read More »

Xiaobin – “Fiidiyo-game uu ciyaari jiray ayuu ka qaaday xanuunka Qalalka.”

Himilo – Wiil 15 jir ah ayaa loola cararay isbitaalka kaddib markii uu ku dhacay xanuunka qalalka ‘stroke’ kolkii uu si joogto ah ugu ciyaaray fiidiyow-game muddo bil ku siman. 24-kii saac wuxuu ka hurdi jiray laba saac oo kaliya. ...

Read More »

Man United oo yareynaysa xiisaha Grealish si ay diiradda u saarto Sancho

Himilo – Manchester United ayaa hoos u dhigtay xiisaha kabtanka Aston Villa Jack Grealish si ay diiradda u saarto Jadon Sancho. Grealish ayaa ka caawiyay Aston Villa in aysan dib ugu laaban horyaalka Ingiriiska maalintii ugu danbeysay ee xilli cayaareedkan. ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan