Himilo – Tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane ayaa sheegay in kooxdiisa tahay tan ugu muhiimsan taariikhda xilli Los Blancos ku dhawdahay inay xaqiijiso horyaalka La Liga 2019-20. Real Madrid ayaa afar dhibcood oo nadiif ah ka sarreysa kooxda ku dhaw ...
Read More »Yearly Archives: 2020
Gudaha masjidka Hagia Sofia
Himilo – Hagia Sofia waxay dhacdaa bartamaha Istanbul waana dhismo aad u ballaaran oo la micno ah ‘Xikmaddii Barakeysneyd’. Qarniyo badan waxay Kaniisadda ugu weyn oo ay ku cibaadeystaan Biizandiiniyiinta. Waxaa dhisay Boqorkii Bizantiin, Justinian sannadkii 537. Markeedii hore oo ...
Read More »Hector Bellerin oo ka tagaya Arsenal
Himilo – Hector Bellerin ayaa la soo warinayaa in uu ka tagayo Arsenal inta lagu guda jiro suuq furanka xagaaga. 25 jirka ayaa wali heysta muddo seddex sanno ah oo ka dhimaan qandaraaskiisa Emirates Stadium laakiin wararka la xiriira mustaqbalka ...
Read More »Maqaayadda Flooded Cafe – Fadlan haku istaagin Kalluunka
Himilo – Maqaayadaha xayawaannada oo marka aad tagto aad kula kulmi karto nuucyada kala duwan ee noolaha sida bisadaha, idaha, eeyaha iyo bakaylaha waxay noqdeen kuwo ku baahaya aduunweynaha oo dhan. Hayeeshe, maqaayadda Amix Coffee waa midda kaliya oo aad ...
Read More »Barcelona oo £18m ka helaysa iibinta Ousmane Dembele
Himilo – Borussia Dortmund ayaa £18m kaheli doonta Barcelona haddii ay Barcelona iibineyso Ousmane Dembele inta lagu guda jiro suuq furanka xagaaga. Kaddib markii uu heshiis qiimo badan uu ku tagay Camp Nou sannadkii 2017-ka, Dembele ayaa seddex sanno oo ...
Read More »Xaafad dhan oo mar qura Iska wada dhaaftay cabista sigaarka
Himilo – In kasta oo diinta Islaamka ay mamnuucday dhuuqista sigaarka, haddana malaayiin Muslimiin ah ayaa ku dhiban nuugidda tubaakada. Balse hadda wax walba waxay u muuqdaan inay is bedelayaan gaar ahaan xaafadda Haydarbeyli, oo kamid ah Anatolia, dalka Turkiga ...
Read More »Maqal- barnaamijka Doorasho
Seddex koox oo Arsenal kula tartmaya saxiixa Ceballos
Himilo – Arsenal ayaa la kulmeysa tartan adag oo ku saabsan dadaalka ay ku dooneyso saxiixa khadka dhexe ee Real Madrid Dani Ceballos. Xilli cayaaryahanka Spain uu keliya wakhti yar u cayaaray Gunners kahor fiditaanka Karoona haddana 23 jirka ayaa ...
Read More »Wax ka ogow maktabaddii lagu dhisay buugaagta lagu soo daro qashinka
Himilo – Maktabad nuuceeda tii ugu horreysay ayaa laga furay degmada Çankaya ee magaalada Ankara halkaas oo awal ahayd kob lagu qubo qashinka. Shaqaalaha nadaafadda dowladda hoose oo muddo bil ah ku bixiyay ururinta buugaagta lagu tuuro goobaha qashinka iyo ...
Read More »Man United oo wali rajeynaysa saxiixa Jadon Sancho
Himilo – Manchester United ayaa rajeynaysa in ay xaqiijiso heshiis ay la gaarto Borussia Dortmund si ay ula soo wareegto Jadon Sancho kahor dhammaadka suuq furanka xagaaga. Sabab la xiriirta saameynta dhaqaale ee uu reebay Karoona, waxaa la soo warinayaa ...
Read More »
Radio Himilo
