Himilo – Sucuudiga ayaa ugu danbeyntii ku dhawaaqay in sannadkan ay Xajka iyo Cumrada u ogolaanayaan dadka ku sugan gudaha Sucuudiga. Tiro aad u kooban oo kamid ah jinsiyadaha kala duwan ee ku sugan waddanka ayaa gudan doona acmaasha Xajka ...
Read More »Yearly Archives: 2020
Josep Maria Bartomeu oo ku kalsoon in Messi uu sii joogayo Barcelona
Himilo – Madaxweynaha Barcelona Josep Maria Bartomeu ayaa meesha ka saaray wararka sheegaya in Lionel Messi uu ka tagayo garoonka Camp Nou dhammaadka xilli cayaareedka. Cayaaryahanka qaranka Argentine ayaa dhawaan la soo wariyay in uu diidan yahay kordhinta qandaraaskiisa kooxda ...
Read More »Lammaane 30 Sanno oo ay is-qabeen kala qeybsan jiray masruufka guriga!
Himilo – Dood adag ayay dhalisay sheekada lammaane Shiinees ah kuwaas oo 30-kii sannadood oo ay is qabeen ku kala qeybsaday masruufka reerka. Dad badan waxay la tahay in marka ay lammaanuhu xiriir wadaagga yihiin ay hadba inta karaankooda ah ...
Read More »Quique Setien: Antoine Griezmann wuu fahamsan yahay xaaladiisa Barcelona
Himilo – Tababaraha Barcelona Quique Setien ayaa sheegay in xiriirka kala dhaxeeya Antoine Griezmann in uusan saameyn ku laheyn kulankii kooxdiisa iyo Atletico Madrid oo laacibka beddal lagu keenya daqiiqadihii ka danbeeyay 90-ka. Griezmann ayaa la soo warinayaa in uu ...
Read More »Xanuunka Covid-19 – Dhunkashadii Dhimashada sababtay!
Himilo – Nin isku sheegay inuu dadka qaba xanuunnada kala duwan oo uu ku jiro Corona Virus uu kaga daweeyo kaliya isaga oo ka dhunkanaya gacanta, ayaa ugu danbeyntii u geeriyooday xanuunka Covid-19. Ninkan oo lagu sheegay Aslam, wuxuu dadka ...
Read More »Manchester United oo heshiis cusub ka saxiixaysa Pogba
Himilo – Cayaaryahanka khadka dhexe ee Paul Pogba ayaa la tilmaamay in uu ku farraxsan yahay in uu heshiis cusub u saxiixo kooxda Manchester United. Tan iyo markii uu shaaciyay in uu ka tagayo Man United bishii June ee sannadkii ...
Read More »Sawirro: Jeegaantii gubaneysay oo lagu arkay Japan!
Himilo – Japan waxay caan ku tahay hal-abuurka iyo wax soo saarka sancada nuucyadeeda kala jaadka ah, balse waxay sidoo kale gaar u leedahay jeegaanta dhif ah oo lagu arkay heegada sare ee caasimadda Tokyo. Wax lagu murmay inay yihiin ...
Read More »Everton oo Arsenal kula tartameysa John Stones
Himilo – Daafaca Manchester City ee John Stones ayaa sida la soo warinayo bartilmaameed u noqonaya kooxda Everton. Inkasta oo cayaaryahanka reer England uu saftay 129 kulan oo Man City ah haddana waxaa la tilmaamayaa in City diyaar u tahay ...
Read More »Laba Maxbuus oo – kahor intaanay baxsan -Xabsi ku dhaafay Warqad ku saabsan sababta baxsigooda.
Himilo – Saxaafadda Talyaaniga ayaa tebinaysa sheekada laba maxbuus oo ku xirnaa jeelka Rebibbia kuwaas oo – kahor inta aanay ka baxsan xabsiga – ku dhaafay warqad ay ku muujinayaan sababta ay u baxsanayaan. Waxay sidoo kale balanqaadeen inay kusoo ...
Read More »Chelsea oo ku soo biirtay tartanka loogu jiro Pau Torres
Himilo – Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay ku soo biirtay tartanka loogu jiro cayaaryahanka kooxda Villarreal ee Pau Torres. 23 jirka ayaa kamid ah daafacyadda ugu muhiimsan ee Villarreal isaga oo ka soo muuqday 29 kulan oo La Liga ...
Read More »
Radio Himilo
