Home / 2020 (page 89)

Yearly Archives: 2020

Man City oo £80m ku bixinaysa cayaaryahan katirsan Inter Milan

Himilo – Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay £80 Milyan ku dooneyso laacibka kooxda Inter Milan, Milan Skriniar Skriniar xagaaga. Pep Guardiola ayaa la rumeysan yahay in uu xoojin doono daafaca kooxdiisa isaga oo siinaya mudnaan gaar ah kaddib ...

Read More »

Seynisyahanno shaaciyay sababta dad badan u jecel yihiin qaxwada

Himilo – Dadka qaar ayaa u baahan seddex koob oo qaxwo ah si ay u gutaan waajibaadka shaqo ee maalinta halka inkale oo badan uu ku filan yahay koob keliya. Sababta waxaa ka jawaabaysa daraasad cusub oo tilmaamtay inay jiraan ...

Read More »

8 Maarso – Maalinta caalamiga ee haweenka

Himilo – Maalinta Caalamiga ee haweenka waa dhacdo si guud dunida looga xuso 8 Maarso sannad kasta tan iyo markii la sameeyay. Munaasabadaha maalintan la qabto waxaa lagu casuumaa haween kala duwan kuwaa oo ka dhex muuqda siyaasadda, dhaqaalaha, hal- ...

Read More »

Arteta oo ka hadlay mustaqbalka Mkhitaryan ee Arsenal

Himilo – Tababaraha kooxda Arsenal Mikel Arteta ayaa daaha ka qaaday in uu markasta xiiseeyo Henrikh Mkhitaryan isaga oo tilmaamay in laacibka uu u adeegsan doono safka koowaad ee kooxda xagaaga soo socda. Inkasta oo uu dhaawac noqday, haddana Mkhitaryan ...

Read More »

Real Madrid iyo Barcelona oo xiiso u muujiyay da’yar katirsan Chelsea

Himilo – Khadka dhexe ee kooxda Chelsea Billy Gilmour ayaa lagu soo waramayaa in uu bartilmaameed u noqday kooxaha Real Madrid iyo Barcelona. Horraantii toddobaadkan, Gilmour ayaa sameeyay bandhig wanaagsan kulankii Chelsea kaga hortimid Liverpool koobka FA Cup-ka iyada oo ...

Read More »

Macluumaadka aad uga baahan tahay caabuqa Coronavirus

Himilo – Cudurkan wuxuu yimid xili dhaqaalaha dunida iyo siyaasadaha caalamka is-jiidjiid weyn uu ka jiray laakiin haddana haddii si tartiib tartiib ah loo indha-indheeyo xaaladaha ku hareereysan xannuunkan waxaa soo baxaya in dowlado iyo warbaahinno waaweyn ay uga faaii’deysanaayaan ...

Read More »

Sacuudiga: Macallin ardaygiisa ugu tabarucay kelli

Himilo – Tallaabo bini’aadanimo oo ka tarjumeysa naxariis, macallin u dhashay Sacuudiga ayaa ugu deeqay kelli mid kamid ah ardaydiisa isaga oo siiyay fursad uu ku noolaan karo kaddib sannado uu ardayga ka cabanayay kelyaha oo fariistay. Sida uu qoray ...

Read More »

Jabaan: Xaaladaha rabshadaha guriga oo koror laga soo calaameeyay

Himilo – Warbixin rasmi ah oo ka soo baxday Jabaan ayaa daaha ka qaaday in booliiska dalka uu diiwaan geliyay tiradii ugu badneyd ee xaaladaha rabshadaha guriga sannadkii 2019-ka. Tani waxay ka dhigan tahay sannadkii 16aad oo xiriir ah oo ...

Read More »

PSG oo dooneysa inay iibiso Neymar si ay u ceshato Mbappe

Himilo – PSG ayaa lagu soo waramayaa inay u furan tahay iibinta Neymar si lacagta ka soo baxday heshiiskiisa loogu adeegsado heynta Kylian Mbappe. Inkasta oo labada cayaaryahan heystaan qandaraasyo ku eg illaa 2022-ka haddana waxaa soo baxaya wararka ku ...

Read More »

Atletico Madrid oo bartilmaameed ka dhiganaysa laacib katirsan Barcelona

Himilo – Atletico Madrid ayaa la soo warinayaa inay go’aansatay dalabka khadka dhexe ee Barcelona Ivan Rakitic inta lagu guda jiro suuq furanka xagaaga. 31 jirka ayaa si weyn loola xiriiriyay ka dhaqaaqista garoonka Camp Nou bishii Janaayo ee tagtay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan