Home / 2021 / January (page 4)

Monthly Archives: January 2021

Danny Drinkwater oo ka tegaya Chelsea

Himilo – Chelsea ayaa xaqiijisay in Danny Drinkwater uu si amaah ah ugu biiray kooxda reer Turkey ee Kasimpasa ilaa laga gaarayo dhammaadka fasalkan. Daafaca qaranka England ee  Drinkwater ayaa  Chelsea kaga soo biiray Leicester qiimo dhan £35million xagaagii 2017, ...

Read More »

Nin si fudud u lumiyay fursad uu milyineer ku noqon lahaa

Himilo – Stefan Thomas wuxuu haystay qiyaastii $220 milyan oo ah lacagta digitalka (Bitcoin). Muddo yar gudaheed ayuu ku waayay hantidaas kaddib markii uu dhawr jeer ku cel-celiyay password qaldan. Wuxuu isku dayay siddeed inuu helo lambar sireedka saxda ah balse ...

Read More »

Manchester City oo qiimo sare ku dooneysa Romelu Lukaku

Himilo – Manchester City ayaa lagu soo warramayaa in ay doonayso soo qaadashada weeraryahanka  Inter Milan ee Romelu Lukaku. Citizens ayaa la filayaa in ay dukaameysi sameeyaan dhammaadka ololaha 2020-21, kaasi oo ay ku doonayaan weeraryahan cusub, waxaana loo arkaa ...

Read More »

Sac helay gurmad hay’adeed!

Himilo – Saca ayaa ku jiray guriga gowraca ee la geeyo lo’da la doonayo in la qalo. Waxaa la arkay isaga dhex meereysanaya magaalada Salzburg kaddib markii uu ka soo baxsaday kawaankii lagu hayay. Haweeneydii lahayd oo isku dayaysay inay ...

Read More »

Magaalo ku taalla South Korea oo lamaaneyaasha carruurta leh la siineyo lacag

Himilo – Dhammaan lammaanayaasha ku nool magaalada Changwon ee dalka Koonfurta Kuuriya waxay helayaan 100 milyan oo lacagta dalkaas ah una dhiganta 92,000 oo Dollar. Siismadan waxaa heli doona keliya kuwa leh carruurta. Warbaahinta South Korean network ee loo soo ...

Read More »

Arsenal oo u dhaqaaqeysa gool-hayaha Aston Villa

Himilo – Kooxda Arsenal ayaa isha ku heysa gool-hayaha naadiga Aston Villa ee Tom Heaton si uu u noqdo goolhaye loo adeegado kursiga keydka. Gunners ayaa iska iibisay  Emiliano Martinez kaasi oo ku biiray Villans xagaagan waxaana booskiisa lagu beddelay ...

Read More »

Sida loogu sirmay Jaamacadaha bixiya Shahaadooyinka bugta ah!

Himilo – Wax-barashada heerka sare inta badan waxaa lagu gaaraa nafhurnimo, dadaal iyo ka go’naansho. Kuwa kasoo qalin-jebinaya waxaa loo arkaa halyeeyo naftooda iyo dadkooda usoo hooya guul muuqata. Balse hadda arday walba oo kasoo qalin-jebiya heerka jaamacadda, laguma tilmaami ...

Read More »

Juventus iyo AC Milan oo ku dagaalamaya laacib ka tirsan PSV Eindhoven

Himilo – Kooxaha ka dhisan horyaalka Serie A  ee  Juventus iyo AC Milan ayaa wadajir u xiiseynaya  PSV Eindhoven weeraryahankeeda  Donyell Malen. Sida uu ku warramayo warsidaha Italy ee  Calciomercato, labada koox ee  Juventus iyo AC Milan ayaa bartilmaameed ka ...

Read More »

Bisad iyo qoyskii lahaa oo dib u midoobay saddex sanno kaddib!

Himilo – Qisada kala geystay bisadda iyo reerkii lahaa waxay ahayd musiibo si kedis ah u dhacday saddex sanno ka hor. Waxaa la rumeysnaa inay makulaashan ku jirtay dadkii waagaa ku dhintay dhismo  dumay oo uu ku jiray mid ka ...

Read More »

Sababta Qoys ay muddo lix sanno ah ugu negaadeen Isbitaal!

Himilo – Nin Shiinees iyo waalidkiisa ayaa go’aansaday in ka bixiyaan isbitaalka Beijing oo uu muddo lix sanno ah si joogto ah ugu noolaa kaddib markii muran xagga deynta ah uu dhex maray iyaga iyo maamulka. Sannadkii 2014-ka, ninkan oo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan