Himilo – Halyeeyga Milan Alessandro Costacurta ayaa aragtidiisa ka dhiibanayay muranka u dhexeeya Zlatan Ibrahimovic iyo Romelu Lukaku wuxuuna sheegay in Gigio Donnarumma uu yahay gool-hayaha ugu fiican adduunka. Weeraryahanada Milan iyo Inter ayaa ku lug lahaa gacan ka hadal ...
Read More »Monthly Archives: January 2021
La kulan: Wiil da’yar oo Deero la saaxiibay!
Himilo – Haweeney la yiraahdo Stephanie Brown ayaa barteeda facebookaa waxay soo gelisay sawir ay aad ula dhoolla-caddeeyeen wejiyo badan oo adeegsata bartaas. Arrintaas waxay aheyd inay soo bandhigtay wiilkeeda oo lagu magacaabo Dominic iyo Deero yar oo saaxiibbo wanaagsan ...
Read More »Maqal- Bar Haweenkeenna
Liverpool oo isha ku heysa Arsenal daafaceeda Shkodran Mustafi
Himilo – Arsenal daafaceeda Shkodran Mustafi ayaa la werinayaa in uu bartilmaameed u yahay kooxda Liverpool oo raba in ay soo qaadato bisha January ee dhammaadka ah. Reds ayaa la rajaynayaa in ay la saxiixdaan daafac dhexe kahor inta aan ...
Read More »Ilbaxnimadeennu ma dhaafsana midda bini’aadamka billowga ah!
Himilo – Sida shaacsan umadaha mustaqbalkooda iyo sii socoshada ilbaxnimadooda waxaa aad uga qeyb qaata jiilalka ka danbeeyo jiilka waqtigaas taagan iyo sida jiilka loo wakiishay sii wadista farriinta umadiisa uu u heysto uguna diyaarsanyahay hormarinta ilbaxnimada ey ka dhaxleen ...
Read More »Cilmi baaris: Ka hor hadalka carruurta waxay bartaan adeegsiga taleefannada!
Himilo – Ku dhawaad saddex meelood meel carruurta casrigan waxay bartaan adeegsiga taleefannada ama computer ka hor inta aysan hadal baran, warbixinta ayaa sidaas daah rogtay. Qiyaastii boqolkiiba 29 waxay adeegsiga ku billaabaan xilliga socod baradka, waxay jecel yihiin sawirada iyo ...
Read More »Maqal- Bar Bandhigga Dhaqaalaha
Wiil diiwaanka dunida ku galay rastaynta ciyaarta Jenga
Himilo – Auldin Maxwell oo ku sugan Canada, wuxuu goob fagaare ah ku galay buugga diiwaanka dunida kaddib markii uu is dulsaaray 693 xabbo oo ah gabalada ciyaarta Jenga-ha. Mr Maxwell wuxuu daaha ka rogay inay tani ahayd isku daygiisii ...
Read More »Joogitaankii Ronaldo ee Courmayeur oo muran dhaliyay
Himilo – Cristaino Ronaldo ayaa lagu soo warramayaa in la qabtay isaga oo deggan huteel si rasmi ah u xidhan, isaga oo u hoggaansami waayey xayiraadaha uu ka gudbay xuduudaha si uu laba maalmood barafka ugu qaato. Il Corriere dello ...
Read More »TababareTuchel yaa u noqon doona saxiixa 1aad ee xagaagan?
Himilo – Chalsea ayaa horay u sii wadi doonta qorshaheeda ay kula soo saxiixaneyso Erling Haaland xagaagan ka dib magacaabista Thomas Tuchel, sida ay wararku sheegayaan. Frank Lampard ayaa la ceyriyay ka dib shan guuldarro sideedii kulan ee ugu danbeysay ...
Read More »