Himilo — Mohamed Ssemanda oo u dhashay dalka Uganda wuxuu ahaa 50 jir sannadkii 2018-ka markii uu qabsaday hadalheynta dalkiisa kaddib kolkii uu saddex haween ah ku guursaday madal qura iyo xaflad kaliya. Waayo ma uusan awoodin inuu midba gaarkeeda ...
Read More »Monthly Archives: July 2021
Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna
Daafaca buuxa ee Barcelona Junior Firpo oo ku biiray koox reer England ah
Himilo – Leeds United ayaa kala soo saxiixatay daafaca midig ee Junior Firpo kooxda Barcelona qarash ku kacaya 13m kaas oo saxiixay heshiis afar sano ah. 24 jirkaan ayaa u dhaqaaqay Nou Camp isagoo ka soo dhaqaaqay Real Betis xagaagii ...
Read More »Maqal- Barnaamijka Aqoon-kaal
Anshaxa suxufiga iyo kaalinta baahinta xogta dhibbanaha
Himilo – Saxaafadda oo ah shaqo la xiriirta soo uruurinta, turxaan bixinta iyo soo saarista xogo wax ku kordhinaya ogaalka dadweynaha, waxa dunida loo tixgaliyaa awoodda afaraad, waana tan illaaleysa kooxda talada haysa si loo xoojiyo isla xisaabtanka. Waxey badankeed ...
Read More »Takehiro Tomiyasu oo dagaal North London Derby ah ka dhex abuuray suuqa
Himilo – Sida laga soo xigtay Sky Sport Italia, Arsenal ayaa kula soo biirtay kooxda Tottenham tartanka loogu jiro saxiixa daafaca Bologna Takehiro Tomiyasu. 22 jirkaan ayaa lagu soo waramayaa inuu ku dhawaa inuu ku biiro Tottenham Hotspur inkastoo Spurs ...
Read More »Habka Ganacsiga Online-ka ahi uga jiro Muqdisho
Himilo — Hal maalin iyada oo gacanta ku haysa funaanad looga dhiibay dibadda ayay Faadumo Abdishakur dareentay sida asxaabteedu ay u daneynayaan helidda mid lamid inay helaan funaanadeeda. Waana halka uu kasoo bilowday safarkeeda ganacsi. “Madaama inta aan laga heli ...
Read More »Maqal- Barnaamijka Kas-wadaag
Maxay u sheegtay Barcelona Xiddigaha Pjanic iyo Samuel Umtiti
Himilo – Miralem Pjanic ayaa loo soo bandhigay inuu si bilaash ah uga tago Barcelona waxaana labada koox ee Juventus iyo Inter ay xiiseynayaan helitaanka adeega 31 jirkaan. Sida laga soo xigtay Mundo Deportivo, Barcelona ayaa u soo bandhigtay labadaba ...
Read More »Sidee ayuu COVID-19 u saameeyay nolosha fannaaniinta?
Himilo – Cudurka COVID-19 wuxuu dad badan ku reebay saameyn dhaqaale. Ilo ganacsi oo laga heli jiray nolol maalmeedka ayaa joogsaday taniyo soo ifbixii cudurka. Ambica Balan waa hooyo 34 jir ah oo haysata labo gabdhood. Waxay nolosha qoyskeeda ka ...
Read More »