Home / 2021 / November / 18

Daily Archives: November 18, 2021

Imisa Naadi ayay dhibaatada ugu badan ka soo gaari doona AFCON bisha Janaayo EPL-ka?

Himilo – Iyadoo koobka qaramada Afrika uu qarka inoo saaran yahay, kooxaha Premier League ayaa isku diyaarinaya January aad u adag. Tartanka, oo lagu qabanayo Cameroon, ayaa markii hore loo qorsheeyay in la qabto inta u dhaxaysa June iyo Luly, ...

Read More »

Goolhayaha kooxda kubadda cagta haweenka ee Iran oo lagu eedeeyay inuu yahay nin!

Himilo – Xiriirka Kubadda Cagta Jordan (JFA) ayaa ku eedeeyay goolhayaha kooxda kubadda cagta haweenka Iran inuu yahay nin. Zohreh Koudaei, oo 32 jir ah , ayaa tan iyo markaas ka jawaabtay codsigii JFA ee “hubinta jinsiga.” “Waxaan dacweyn doonaa ...

Read More »

Garsooraha Michael Oliver oo magacaabay ciyaaryahankii ugu xumaa ee uu la kulmo

Himilo – Garsooraha Premier League Michael Oliver ayaa u magacaabay weeraryahankii hore ee Liverpool iyo Newcastle Craig Bellamy inuu yahay ciyaaryahankii ugu xumaa ee uu la kulmo xirfadiisa oo dhan. Oliver waxa uu garsoore ka ahaa in ka badan 20 ...

Read More »

Hooyo maqalka la’ oo ka hadashay siday u maqasho gabadheeda

Himilo – Inaad ku dhego la’aataa Africa- oo badi dadka kugu xeeran dhega li’ida u arkaan nusqaanimo- waa wax adag, waxaase ka sii adag marka aad tahay hooyo haysata gabar yar oo qurxoon haddana aanan maqli karin ooyinteeda. Waxaa ku ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan