Himilo – Nigeria waa dalka weyn oo dhaca galbeedka Africa, Magaalada Abuja ayaa caasimad u ah taas ka jagada ka kala wareegtay Lagos. Nigeria waxay soohdin la leedahay afar dal oo kala ah Benin oo galbeedka ah, Niger oo waqooyiga ...
Read More »Daily Archives: November 20, 2021
Dhakhtar cuna digada lo’da, kuna tilmaamay in ay nadiifiso jidhka iyo maskaxda !
Himilo – Dr Manoj Mittal, oo ah khabiir ku takhasusay carruurta oo u dhashay magaalada Haryana, ee dalka Hindiya, ayaa dood ka dhaliyay Baraha bulshada, ka dib markii uu kamarada ka soo muuqday isaga oo ammaanaya faa’iidada ay leedahay cunista ...
Read More »Maxaad ka xasuusataa saxiixyadii ugu xumaa Man City tan iyo markii ay qani noqotay 2008-dii
Himilo – Kooxda Premier League ee Manchester City ayaa waagii xukunka uu la wareegay Sheikh Mansour la kulantay xaalAdo aan inta badan la ogayn. Naadigu waxa ay la saxiixatay qaar ka mid ah xiddigo ku kacayo lacago badan ka hor ...
Read More »Qalab ogaan kara qofka been sheegaya oo la soo saaray
Himilo – Seynisyahanno ka tirsan jaamacadda Tel Aviv ayaa sheegay inay horumariyeen qalab si wanaagsan u sheegi kara marka ay dadku been sheegayaan. Qalabkan cusub ayaa awooda inuu baaris ku sameeyo muruqyada wejiga qofka isagoo adeegsanaya ileys uu ku ifinayo ...
Read More »