Himilo – Ciyaaryahankii hore ee Manchester United Phil Neville ayaa laga yaabaa inuu galo xaalad xun xilli ciyaareedka soo socda ka dib markii uu wiilkiisa u soo dalacsiiyay kooxda koobaad ee Inter Miami. Harvey Neville wuxuu ka soo kici doonaa ...
Read More »Daily Archives: November 23, 2021
Macluumaad ku saabsan harada Victoria
Himilo – Harada Victoria sidoo kale waxaa loo-yaqaan Harada Nyanza ‘ Victoria Nyanza’ waa harada ugu weyn Africa iyo isha biyaha siisa webiga Nile waxa ay dhacdaa dalalalka Tanzania, Uganda iyo Kenya, cabbirka ay kufadhiso harada Victoria waxa uu gaarayaa ...
Read More »Yay ahaayeen ciyaartoydii ku guulaystay kubbadda dahabka ah ee ka dhacay raadaarka kubbada cagta
Himilo – Xiddiga da’da yar ee Barcelona Pedri ayaa loo magacaabay wiilka dahabiga ah ee FIFA sanadka 2021 isagoo Spain u saftay sanad taariikhi ah oo cajiib ah. 18-sano jirkaan ayaa kasoo dhalaalay Barca ka hor inta uusan u ciyaarin ...
Read More »Laba maalin oo aad soontaa isbuucii waxey kaa cawin kartaa inaad miisaanka iska dhinto
Himilo – Ugu yaraantii 2.8 milyan oo ruux ayaa sanadkii caalamka ugu dhinta xaalado ka dhashay cayilka xad dhaafka ah ee afka qalaad lagu yiraahdo Obesity, sida ku dhigan mareegta WHO. Dadkan badigood waxey ku nool yihiin dalalka dhaqaalahoodu xooggan ...
Read More »