Home / 2021 (page 10)

Yearly Archives: 2021

5 tababare oo kubbadda cagta ah oo ay soo gaadheen dhaawacyo xun

Himilo – Inkasta oo inta badan ay tahay ciyaartoyda kuwa ay dhaawacyo ka soo gaaraan shaqada – waxaa jiray kiisas badan oo maamulayaasha iyo tababarayaasha ah oo naftooda la kulmay. Tababaraha rug cadaaga ah Louis Van Gaal ayaa lagu qasbay ...

Read More »

Macluumaad ku saabsan Badaha caalamka

Himilo – Bad waa dhul weyn oo ay biyo dhanaan ku jiraan. Badahu waxa ay ku fadhiyaan 70% oogada dhulka, waxaa ku nool inta og yahay 200,000 oo noole ah. Magaca Bad waxa laga soo qaatay luqada giriiga. Waxaa caalamka ...

Read More »

test

Read More »

Beiranvand oo ku guuleystey rikoorka Guinness ee kubad tuurista ugu dheer adduunka

Himilo – Alireza Beiranvand ayaa si rasmi ah u jabiyay rikoorka adduunka ee Guinness World Records waana tuuristii ugu dheereyd ee abid la diiwaan geliyo ciyaar kubbadda cagta ah. Goolhayaha Iran ayaa ku guuleestay in uu gaaro sanadkii 2016 laakiin ...

Read More »

Xiddigii dhaliyay goolkii ugu dhaqsiyaha badnaa abid ee Koobka Adduunka oo hadda ah Darawal

Himilo – Weeraryahankii hore ee Inter Milan iyo Blackburn Hakan Sukur ayaa hadda Uber ugu shaqeeya darawalnimo gudaha Mareykanka ka dib markii laga soo masaafuriyay dalkiisa hooyo ee Turkiga. Ninka siddeeda jeer Super Lig kula guuleystay Galatasaray, weeraryahankii hore ayaa ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 96aad

Read More »

Nin muddo 43 sano u xirnaa denbiyo uusan gelin

Himilo – Bal ka warran haddii laguu soo qabto denbiyo aadan adigu geysan ee inta maxkamad lagu soo taago kugu xukunto xabsi daa’in, ee 43 sano kaddib la ogaaday inaadan lug ku lahayn waxa lagugu xiray, maxaad samaeyn lahayd? Waa ...

Read More »

Macluumaad ku saabsan qaaradaha adduunka

Himilo – Duniga waxaa loo qeybiyaa toddobo qaaradood iyo shan badweyn, qaaraduhu waa dhul aad u ballaaran oo biyo ay kala qeybiyaan. Toddobada qaaradood ee dunida ayaa kala ah Africa, Asia, Antarctic, Europe, North America iyo South America iyo Australia. ...

Read More »

Maxaad ka xasuusataa ciyaartoy xirfadooda ku soo gabagabeeyay MLS

Himilo – Naadiga aad ku abuurtay heerkaaga halyeeynimo marka aysan rabin inay bixiso lacagaha waaweyn si ay kuugu sii hayso,  taasi waa marka wakiilkaagu kuula yimaado wax kale. Waa naadi Maraykanka ah kuwaas oo raba inay qandaraaska u labanlaabaan  waana ...

Read More »

Nin 40 sano raadinayay cunnada asalka ee dalkiisa

Himilo – Dadyowga dunida ayaa ku kala duwan waxyaabo badan oo nolosha la xiriira, halka ay jiraan arrimo ay wadaagaan. Cunnooyinka waxay ka mid yihiin waxyaabaha aan laga sinneyn  karis ahaan, nooc ahaanba. Nin 72 jir ah oo ku nool ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan