Home / 2022 (page 11)

Yearly Archives: 2022

Real Madrid oo si dhaw isha ugu haysa xiddiga Bayern Munich Alphonso Davies

Himilo – Real Madrid ayaa lagu soo warramayaa inay isha la raaceyso xiddiga Bayern Munich ee Alphonso Davies kaas oo loo arko inuu yahay saxiix muhiim u ah  mustaqbalka  horyaalada Yurub. 21-sano jirkaan ayaa Bayern kaga soo biiray Vancouver Whitecaps ...

Read More »

Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 7aad

Read More »

Maqal- Barnaamijka Aqoon-kaal

Read More »

Noocyada moos ee ka baxa dalkeena waa kuwee?

Waa nooc ka mid ah khudaarta kasoo go’da dhul-beereedyada adduunka, gobol weliba oo caalamka ah ayaa aad looga isticmaalaa. Waxaa loo adeegsadaa habab kala duwan, bulshooyinka qaar ayaa ku iidaanta raashinka, halkan in kale ay ka dhigtaan cunto, sabab la ...

Read More »

Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 6aad

Read More »

Chelsea oo wadahadalo heshiis kordhin ah la furtay Mason Mount

Himilo – Chelsea ayaa wadahadalo rasmi ah la bilowday kubadsameeyaha Mason Mount si ay heshiis cusub uga saxiixdo, sida lagu sheegay warbixin. 23-sano jirkaan ayaa sare u qaaday sumcadiisa isagoo ka mid ah ciyaartoyda ugu muhiimsan Blues isagoo seddex caawin ...

Read More »

Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 5aad

Read More »

Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna

Read More »

09 October- Maalinta caalamiga ee Boostada

Himilo – Maalinta caalamiga ee Boostada waa xus la sameeyo sannad kasta 9-ka bisha October oo ah markii la aas-aasay midowga caalamiga ee adeegga boostada sannadkii 1874-kii. Waxaa maalintan caalamiga ku dhawaaqay congress-kii UPU ee dalka Jabaan sannadkii 1969-kii, tan ...

Read More »

Liverpool oo dooneysa inay la soo wareegto Declan Rice xagaaga soo aadan

Himilo – Liverpool ayaa lagu soo warramayaa in ay sahaminayso suurtogalnimada ay ku keeni karto Anfield kabtanka kooxda West Ham United Declan Rice inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga xagaaga soo socda. Reds ayaa la filayaa in ay samayso ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan