Himilo – Wanka Ladoum waxaa dalka Senegal looga yaqaan Boqorka Idaha, wuxuuna astaan heybad iyo maalqabeenimo u yahay dadka dalkaas dhaca galbeedka Afrika halkaas oo qiimihiisu gaaray lacag dhan $85,000. Waxaa iska dhalay laba nooc oo ido ah oo la ...
Read More »Yearly Archives: 2022
Jamie Vardy ooo heshiis cusub u saxiixaya Leicester City
Himilo – Leicester City ayaa ku dhawaaqday in Jamie Vardy uu heshiis cusub qalinka ku duugay (ilaa 2024) kaas oo uu ku sii joogi doono garoonka King Power Stadium. Weeraryahanka ayaa wakhi wacan ku qaadanaya kooxda East Midlands, isagoo ka ...
Read More »Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna
Maxaa lagu xasuusan doonaa Abwaan Hadraawi ?
Himilo – Alle ha u naxariistee abwaankii weynaa ee Maxamed Ibraahim Warsame oo ku magac dheeraa Hadraawi ayaa ku geeriyooday magaalada Hargeysa oo uu ku xanuunsanaa sida ay warbaahinta u xaqiiqijeen qaar ka mid ah ehelka marxuumka. Abwaan Hadraawi wuxuu ...
Read More »Khaalid “Waxaan ku duceysan jiray inaan galo kaalinta koowaad”
Himilo – Wasaaradda waxbarashada, hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka ayaa shaacisay natiijada imtixaankii shahaadiga ahaa ee fasalka 12aad ee dugsiga sare ee la qaaday dhammaadkii bishii May ee sanadkan 2022. Imtixaanka oo lagu qaaday toban maado, waxaa u ...
Read More »Maqal- Barnaamijka Kas-wadaag
Newcastle United oo loo sheegay qiimaha ay ku gadan karto Joao Pedro
Himilo – Newcastle United ayaa lagu soo waramayaa inay ku qasban tahay inay bixiso 30 milyan ginni haddii ay doonayaan saxiixa weeraryahanka Watford Joao Pedro. Si kastaba ha ahaatee, sida laga soo xigtay Football Insider, Magpies ayaa lagu wargeliyay inaysan ...
Read More »Xog ku saabsan ururka midowga Africa oo labaatan jirsaday
Himilo – Bishii May ee sanadkii 1963-kii madaxda 32 dal oo markaas madax bannaanaa ayaa ku kulmay magaalada Addis Ababa ee xarunta Itoobiya si ay qalinka ugu duugaan cahdi dhigaya dhismaha ururkii ugu horreeyay ee mideeya wadamada qaaradda Africa kaddib ...
Read More »Maqal- Barnaamijka Aqoon-kaal
Tababaraha kooxda Barcelona oo codsanaya in Messi dib loogu soo celiyo Camp Nou
Himilo – Laacibka reer Argentina ayaa xagaagii hore beeca xorta ah uga tagay Camp Nou sababo la xiriira dhanka dhaqaalaha kooxda. Wuxuu ku biiray kooxda ugu tunka weyn horyaalka France ee PSG, balse Messi ayaa weli lala xiriirinayaa inuu ku ...
Read More »