Home / 2022 (page 32)

Yearly Archives: 2022

TikTok: God madow oo ay ku hoobanayaan dhalinteenna

Himilo – Horumarka deg-degga ah oo ay ku socoto tiknoolojiyadda lagu farsameeyo taleefannada gacanta, waxa ay ku qasabtay aadanaha inay soo saaraan barnaamijyo (applications) si fudud ula jaanqaadi karo mobile-da ku shaqeeya internatka. Billawgiiba waxaa la hindisay kuwa qoraallada lagu wadaago, ...

Read More »

Wiil Soomaaliyeed ah oo Sabab u noqday Islaamidda Gabar Ruushiyan ah

Himilo – Saaxiibadii iyo ehelkii ay ka dhalatay waxay wali ugu yeeraan EKratine laakiin marwalba oo usoo daadagto waddooyinka magaalada iyada oo xiran xijaab magaceedu wuxuu isku beddelaa samiiro. Kanina waa shaqsiga ugu muhiimsan nolosheeda oo fure u ah fahamkeeda ...

Read More »

Marxaladihii ay soo martay doorashada Soomaaliya

Himilo – Soomaaliya waxay u diyaar garowbeysaa doorasho aad u daahday oo waqti dheer qaadatay, dhib u dhaceeda wuxuu sababay qal-qal amni iyo mid siyaasadeed. Magaalada Muqdisho ayaa xilliyada qaar waxaa isaga hor imanayay wadooyinkeeda ciidamo hubeysan oo is diidan. ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 197aad

Read More »

Muqdisho: kiilada Liin-dhanaanta oo lagu kala iibsanayo 40-kun sh so

Himilo – Waxaa sare kac laga dareemayaa qiimaha la kala siisto khudaarta kasoo go’da beeraha dalka ee lagu iibiyo suuqyada caasimadda Muqdisho. Sare u kacan ayaa si gaar ah u taabtay khudaarta kala ah Liin dhanaanta, ansalaatada, Bocor guduudka, Barbarooniga ...

Read More »

Robot la barayo sida cuntooyinka loo dhadhamiyo

Himilo – Robot kariye ah ayaa loo tababaray dhadhaminta cuntooyinka. Hadda wuxuu awoodaa inuu sida aadanaha kala saaro. Mashiinkan waxaa sameeyay jaamacadda Cambridge University. Waxaa la sheegay inuu sheegi karo cuntada waxa ka dhiman. Robot-kan ayaa cuntada sida bani aadamka ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 196aad

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 195aad

Read More »

Sharciyaynta lacagta Bitcoin oo ka billaabaneysa Africa

Himilo – Waddanka dhaca bartamaha Africa ee Central African Republic (CAR) ayaa adeegsiga lacagta loo yaqaano (cryptocurrency) ka dhigay mid sharci ah, sida lagu sheegay war ka soo baxay xafiiska madaxweynaha. Baarlamaanka dalkaas ayaa ugu codeeyay cod aqlabiyad leh in ...

Read More »

La kulan – 79 jir weli xiiso u qaba joogtaynta ciyaarta kubadda cagta

Himilo – Yakub Bhola waa 79 jir kubadda cagta dheela. Subax kasta marka uu salaadda Subax ka baxo wuxuu dhowr mile maalin walba kahor inta uusan la kulmin asxaabtiisa degaanka si ay galab kasta oo Arbaco ah u dheelaan banooniga. ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan