Home / 2022 (page 34)

Yearly Archives: 2022

Dhalinyaro afurisa qoysaska danta yar

Himilo – Soon, -marka laga yimaado inay tahay bil afka la xira inta u dhaxeysa waabarkii illaa gabbal-dhaca, waa ayaamo ay muslimiinta xoojiyaan sameynta acmaasha wanaagsan, sida bixinta sadaqada. Waxaa bishan oo kale la arkaa ururo amaba dad is abaabulay ...

Read More »

Xagee ayay ka timaadaa Timirta lagu afuro bisha Soon-qaad?

Himilo – Bisha Ramadaan Muslimiintu waxay ka af haystaan cunidda, Cabdidda iyo xiriirka gogosha inta lagu jiro saacadaha dharaarta si ay u helaan ajirka alle. Marka gabbalku dhaco saa’imiintu waxay ku  af billowdaan timir taas oo ku kala duwan dhadhanka ...

Read More »

Muslimiin ka badan 14 milyan oo booqday masjidka nabiga bishan Soon

Himilo – In ka badan 14 milyan oo muslimiin ah ayaa booqday masjidka Nabigeenna Muxamed NNKH ee ku yaala magaalada Madiina ee dalka Sacuudi Carabiya tan iyo markii ay bilatay bisha barakeysan ee soon. Warsidaha Saudi Gazette, ayaa daabacay in ...

Read More »

Diyaar garowga ciiddul Fidriga oo ka socda suuqyada Muqdisho

Himilo – Suuqyada ugu waaweyn ee magaalada Muqdisho waxaa ka socda diyaar garowga Munaasibadda ciidda soonfur ee nagu soo wajahan. Dad isugu jira carruur iyo Cirroole ayaa camiray suuqyada, waxaana ay iibsanayaan dharka iyo waxyaabaha kale ee ay ugu talagaleen ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 194aad

Read More »

Isbitaal bukaanadiisa bisha Ramadaan baraya Qur’aanka Kariimka

Himilo – Isbitaalka Sabuncoglu Sharif El-Din, oo xiriir la leh Jaamacadda Amasya ee Turkiga, ayaa dadka bukaanka ah ee ku jira baraya Qur’aanka kariimka inta lagu gudo jiro bisha barakeysan. Muuqaal laga soo duubay ayaa muujinaya bukaanada oo marka hore ...

Read More »

Tallooyin ku aadan calool xanuunka la dareemo bisha soon

Himilo – Dad badan ayaa ka cawda calool xanuun marka la gaaro bisha barakeysan ee soon-qaad. Sida dhaqaatiirtu sheegaana xanuunka ayaa badanaa laga dareemaa qeybta sare ee caloosha. Waxa uu ka billawdaa hal bar isaga oo ku fida illaa dhabarka ...

Read More »

Maxay tahay in la sameeyo 10 dambe ee Ramadaan?

Himilo – 10-ka dambe ee bisha Ramadaan, waxay culimadu u badiyaan inuu ku jiro habeenka laylatul Qadriga – kaas oo kheyrkiisa lagu sheegay qur’aanka. Waxaan halkan idinkula wadaaneynaa tallooyin qofka ku saacidi kara inuu la kulmo habeenkaas isagoo ku hawlan ...

Read More »

Tartamada kubbadda cagta iyo bisha soon

Himilo – Marka la gaaro bisha soon-qaad, magaalada Muqdisho waxaa kordha tartamada kubbadda cagta ee lagu qabto garoomada ciyaaraha ee degmooyinka gobolka Banaadir, waxaana ka qeyb gala dhalinyaro u badan kuwa da’doodu ka wayn tahay 18-jir. Waxaa ka mid ah ...

Read More »

Xog ku saabsan Ictikaafka bisha Soon-qaad

Himilo – Ictikaafku wuxuu dhacaa inta lagu guda jiro tobanka beri ee ugu dambeeya bisha Soonqaad. Micno ahaan waa in lagu sugnaado masaajidka mudadaas. Qorrax dhaca maalinta 20-aad ee Ramadaan ayuu billowdaa Ictikaafku, wuxuuna dhammaadaa marka la arko bisha Soonfureed. ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan