Home / 2022 (page 35)

Yearly Archives: 2022

Seexashada maalinkii oo qofka ka caawineysa soonka

Himilo – Helidda hurdo kugu filan waxay muhiim u tahay caafimaadka qofka inta lagu gudo jiro Bisha ramadaan, waxay siisaa awood. Bisha Soon-qaad muslimiintu waxay habeenkii ku daahaan soo jeed iyagoo salaad iyo cunno cunid ku qaata wakhti badan oo ...

Read More »

SRA: Walaac ayaan ka qabnaa inay arday kale imtixaanka ku dhacaan sanadkan

Himilo – Sida ku cad daraasad uu soo bandhigay Ururka Cilmi Baarayasha Soomaaliyeed (SRA) ee fadhigiisu yahay Magaalada Muqdisho, ardayda dhigta iskuulada sare ee dalka ayaa 90% isticmaalka baraha bulshada sida Facebook Tiktok iyo You Tube. Daraasadda waxaa ka qayb ...

Read More »

Xaliimo Maxamuud: “Howl baa howl looga tagaa”

Himilo – Xaliimo Maxamuud Adan waxaa Eebbe u fududeeyey aqrinta Qur’anka, xilli walba oo aysan macduur lahayn ayey jecleshahay inay aqriso kitaabka. Waa arday dhigata Madrasad lagu barto Qur’anka waxay ku jirtaa howlgal ay ku doonayso inaysan kaliya gudaha bisha ...

Read More »

Masjid afuriya in ka badan 500 oo muslimiin ah

Himilo – Kaddib muddo laba sano ah oo uu jiray feyruska Karoona, Masaajidda Yurub si gaar ah kuwa UK waxey dib u billaabeen qabashada afur-wareedyo, Tukashada taraawiixda iyo barnaamijyadii u gaarka ah bisha soon. Masjidka bariga London- oo ah kan ...

Read More »

Maxay u baahan tahay dib u heshiisiintu?

Himilo – Qeexid ahaan dib u heshiisiintu waa isku soo celinta labo qof iyo wixii ka badan ilaa heer dawladeed kuwaasi ku kala go’ay colaad ama khilaaf dhex maray. Dib u heshiisiintu waxay dib u abuurtaa kalsooni iyo saaxiibtinimo u ...

Read More »

Bisha Soon: cunta gaareysa 10,000 oo ton ayaa la khasaariyaa

Himilo – Dunida muslimka inta lagu jiro bisha barakeysan ee soon waxaa 50% kordha iibsashada cuntooyinka sida Hilibka, khudaarta, caanaha, iyo kuwa kale. Waxaase dhanka kale kordha xaddiga cunto ee la khasaariyo, oo sida qiyaasuhu sheegayaan 10,000 oo ton oo ...

Read More »

Qiimaha kalluunka iyo suuqyada Muqdisho

Himilo – Kalluunka amaba Malaayga waxa uu ka mid yahay hilibka cad ee sida aadka looga isticmaalo magaalo-xeebeedka Muqdisho xilliyada soonka. Badi dadka ayaa ka sameysta sanbuus, halka qaarkoodna ay ku cunaan hadba raashinka u bisil bariis amaba baasto midey noqotaba. ...

Read More »

Halista laga dhaxli karo cuntooyinka shiilan ee lagu afuro

Himilo – Cuntooyinka sida aad ah looga isticmaalo guryaha soomaalida inta lagu guda jiro bisha barakeeysan ee soon, waxaa ka mid ah Sanbuuska, burka iyo kuwa kale ee lagu shiilo saliidda. Sameyntooda waxaa ku baxa qarash iyo waqti badan, iyada ...

Read More »

Towerka London oo martigeliyay afur-wadareedkii ugu horreeyay

Himilo – Dadka ku nool London ee kala diimaha iyo isirka ah ayaa markii ugu horreysay gabbal-dhicii Isniinta isugu yimid Taallada Weyn ee London, si ay ugu qeyb galaan afur-wadareed ay lahaayeen muslimiinta. Isu-imaatinka waxaa soo agaasimay Naz Legacy Foundation ...

Read More »

Xasillooni-darrada darawallada bajaajta xilliyada afurka

Himilo – Marka la gaaro bisha Soon, waddooyinka Muqdisha waxaa ka yaraada sawaxanka iyo ciriiriga darran ee ka jira waqtiyada kale, sabab la xiriirta dhaqdhaqaaqa dadweynahada oo aanan xooganeyn. Balse taasi baddelkeeda waxaa kordha xasillooni-darradda darawallada kaxeeya mooto bajaajta oo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan