Himilo – Xaruunta Al-Haaddii Herbal oo ku taalla Muqdisho islamarkaana ah xaruun caafimaad oo dadka ka daweysa guud ahaan cudurrada iyadoo adeeganaysa dawo dhireed ayaa billowday qaabilaadda bukaanada. xannuunada ay kaa daweyneyso waxaa ka mid ah; baabasiirka, romatiisimka, hammi yarida ...
Read More »Yearly Archives: 2022
Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 16aad
Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna
Waa sidee noloshada qoysaska barakaca cusub ku ah xeryaha Muqdisho?
Qoysas barakac cusub ayaa maalinle u soo gaara xeryada barakaca ee ku yaalla duleedka magaalada Muqdisho. Waxay isugu jiraan kuwo ka soo cararay dagaalada ka jira gobolada qaar iyo kuwo abaarta ku soo cayroobay. Waxay wajahayaan hubanti la’aan dhanka nolosha ...
Read More »Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 15aad
Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 14aad
24 October- Macluumaadka aad uga baahan tahay maalinta Qaramada
Himilo – Sannad kasta, 24 bisha October ayaa la xusaa maalinta caalamiga ah ee Qaramada Midoobay, waxaana ujeedka uu yahay in lagu kasbado taageerada dadka caalamka iyadoo la barayo wax-qabadka iyo hiigsiga hay’adda. Haddaba waxaan halkan ku soo bandhigaynaa macluumaad ...
Read More »Barcelona oo ku taameysa inay lacag la’aan ku heleyso Inigo Martinez
Himilo – Barcelona ayaa lagu soo warramayaa inay ka fiirsaneyso inay isku daydo saxiixa daafaca dhexe ee Athletic Bilbao Inigo Martinez inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga bisha Janaayo. 31-sano jirkaan ayaa qandaraaska uu kula jiro kooxdiisa Basque waxa ...
Read More »Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 13aad
Isticmaalka Tubaakada Taabuugga sidee ayay u saameysay waxbarashada ardaydeenna
Himilo – Nadaamka waxbarasho ee soomaaliya ayaa meel sare gaaray meel fiican xilligii dawladii kacaanka balse bur-burkii dalka ka dhacay ayaa saameyn wayn u geystay horumarkii ku socday laamaha tacliinta. Xubno ka mid ah bulshada oo is xilqaamay ayaa mar ...
Read More »