Riyaadu Saalixiin, Casharka 88aad
Read More »Monthly Archives: February 2023
Riyaadu Saalixiin Casharka 87aad
Riyaadu Saalixiin Casharka 87aad
Read More »Dad ku dhintay laba dhulgariir oo xalay ka dhacay Turkiga
Hay’adda Türkiye ugu qaabilsan Masiibooyinka iyo Maaraynta Gurmadka Degdega (AFAD) ayaa sheegtay inuu Dhul-gariirka Koowaad ka dhacay Degmadda Defne abaarihii 8:04 daqiiqo ama 5:04 daqiiqo ee xilliga GMT), wuxuuna Halbeegiisu ahaa 6.4 Richter Scale. Dhul-gariirka Labaad waxa uu Halbeegiisu ahaa ...
Read More »AU oo diidday ergada joogtada ah ee Israel
Ururka Midowga Afrika ayaa mar kale dib u dhigay xubinnimada kor joogtada ah ee Israel ku yeelaneyso Midowga Afrika. Dood ayaa Sabtigii ka dhalatay markii Ergay ka socday Isarel lagu arkay fadhiga meertada 36aad ee Madaxweynayaasha Midowga Afrika waxaana la ...
Read More »Riyaadu Saalixiin, Casharka 86aad
Riyaadu Saalixiin, Casharka 86aad.
Read More »Isbeddelka Dadka ku shaqeysta Bira timidda, Warbixin, dhegeysi
Dadka ku shaqeysta Biraha ee ay Soomaalidu u yaqaanaan Tunmaal ayaa waxaa ay sheegayan in ay waayadan dambe helayaan macaamiil wanaagsan iyaga oo sheegaya in Ganacsatada ay door bidayaan waxsoosaarkooda halka markii hore ay dhimaato ku qabeen maacuunta dibadda laga ...
Read More »Riyaadu Saalixiin, Casharka 85aad
Riyaadu Saalixiin, Casharka 85aad.
Read More »Baraha God qashinka qodi jiray, dhegeysi
Waayuhu waxaa uu qofku baraa cashar nololeed, kaas oo ku xiran hadba sida uu u wajaho, Cali Isaaq oo 22 jir ah,waxaa uu ka shaqeysan jiray godidda Godadka xaafadaha ee Magaalada, haddase waa Bare ay fasalkiisu fadhiyaan tiro ka mid ...
Read More »Riyaadu Saalixiin, Casharka 84aad
Riyaadu Saalixiin, Casharka 84aad
Read More »Faa’iidada ay Kelyaha u leeyihiin Bani’adamka,wareysi
Kelyaha waxay ka mid yihiin xubnaha ugu shaqada badan jirkeeda, cilladaha ku yimaada habsami u socodkooda waxay keeni karaa halis caafimaad. Waxay noo yihiin muhiim, hawlahooda waxaa ka mid ah, kala shaan dhaynta dhiigga, caawinta in la sameeyo unugyada cascas, ...
Read More »