Home / 2023 (page 10)

Yearly Archives: 2023

Maxaa ka cusub Kulanka Madrid Derby ee Axadda?

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa dib u heshay xiddiga reer Brazil ee Vinicius Junior ka hor kulanka adag ee habeen dambe ay martida ugu noqonayaan kooxda ay isku magaalada yihiin ee Atletico Madrid. Los Blancos oo hoggaanka u haysa ...

Read More »

iphone15 oo soogaaray suuqyada caalam-ka.

Shirkadda Apple oo taleefanada cusub ee Iphone15 gaarsiisay inkabadan 40 dal oo caalam-ka. noocada cusub ee shirkadda Apple oo dunida oo dhan laga sugaye ayaa soo gaaray suuqyada caalam-ka, illaa hada dalalka uu gaaray waxaa kamid ah US, the UK, ...

Read More »

Bar Haweynkeenna.

Read More »

21 September – Maalinta Caalamiga ee Nabadda dunida.

Himilo – Maalinta Caalamiga ee Nabadda waxaa sanadle loo qabtaa 21-ka bisha September si loo garowsado dadaalada shaqsiyaadka, ururrada iyo dowladaha ay ku dhameynayaan colaadaha kuna soo dabaalayaan nabadda. Shinbirta ayaa u ah astaan lala xiriiriyo Maalinta Caalamiga ee Nabadda. ...

Read More »

Arsenal oo dardar kula soo laabatay Champions League.

Himilo – Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa natiijo weyn ka heshay kulankoodii ugu horeeye tartanka Champions League oo ay ka maqnayd muddo lix sannadood ah, waxaanay 4-0 ku garaaceen PSV Eindhoven oo Emirates Stadium marti ugu ahayd . Gunners ayaa ...

Read More »

Google oo loo maxkamdeynayo geeri ay ku lug yeelatay.

Himilo  – Qoys mareykan ah ayaa dacwad ka gudbiye shirkada Google kaddib markii shil gaari uu galay wiil ay dhaleen oo isticmaalaye Jiheeyaha shirkadda ‘Google Map’. Philip Paxson oo ahaa dhaqtar iyo Aabe labo caruur ah leh, waxa uu shilka ...

Read More »

Waa kuma goolhayaha rikoorka cusub ka dhigay champions league-ga?  

Himilo – Ivan Provedel Goolhayaha kooxda Lazio ayaa daqiiqadii 95-aad ee ciyaarta ka dhaliyay goolka bar-baraha ee tartanka champions League kooxda Atletico Madrid, oo marti ku aheyd garoonka Olimpico ee magaalada Roma. Goolhayahan oo u dhashay dalka Talyaaniga da’diisuna ay ...

Read More »

Kenya oo mamnuuceysa kabaha dibadda looga keeno.

Himilo – Dowladda keyna waxay gabi’aahaan joojineysa kabaha dibadda uga yimaada sanadka dambe. wasiirka ganacsiga Moses Kuria waxa uu sheeay inay gaareen isku filnaasho gudaha ah. Kuria oo xariga kajaray warshadda laga dhisay deegaanka Rumuruti waxa uu shegay dowladu inay ...

Read More »

Elon Musk oo soo saaray hadal ka nixiyay dadka adeegsada Twitter-ka.

Himilo – “Dhammaan dadka ciwaanada ku leh shirkadda X waxay bixin doonaan lacag si ay u sii adeegsadaan,” sidaas waxaa yiri Elon Musk. Xilli uu dhinac fadhiyay milyuneer-ka Ra’iisul-wasaraha Israel Benjamin Netanyahu ayuu milkiilaha shirkadda Tesla iyo SpaceX yiri  “lacag ...

Read More »

Dowladda Japan oo cabsi ka qabta dhallinyadadii oo dalkaas ka sii dhamaanaya.

Himilo – Toban boqolkiiba (10%) shacabka Japan da’doodu waxay ka weyntahay 80 sanno sida ay sheegtay dowladda. Warbixin dhawaan wasaaradda arrimadaha gudaha Japan ay daabacday ayaa lagu sheegay in bulshada dalkaas ay da’ noqdeen taas oo ka dhigtay dalka dadka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan