Home / 2024 (page 19)

Yearly Archives: 2024

Qofkii ugu waynaa Adduunka oo ku geeriyootay da’da 117 Sano

Himilo-Qofkii ugu da’ada weynaa adduunka, Maria Branyas Morera oo u dhalatay Maraykanka, ayaa geeriyootay iyadoo jirta 117 sano, sida ay qoyska ku xaqiijiyeen baraha bulshada. Buugga lagu diiwaan galiyo layaabka dunida ee Guinness World Records ayaa sidoo kale soo saartay ...

Read More »

Rasul-wasaare Maxbuus ah oo u tartamaya hogaanka Jaamacada Oxford

Imran Khan Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan, ayaa u tartamaya jagada guddoomiyaha Jaamacadda Oxford oo ka mid ah Jaamacadaha la tixgeliyo ee ugu sarreeya caalamka oo ku taalla Ingiriiska Khan waxa uu soo ahaa hoggaamiyaha Pakistan laga soo billaabo 2018 ...

Read More »

19 August – Maalinta caalamiga ah ee Bani aadanimada

Himilo – Sanad kasta 19 August, dunidu waxay u asteysay maalin si wada jir ah taageero loo siiyo kuwa u baahan garab qabashada ee la daalaa dhacaya xaaladaha bani aadanimo ee ciriiriga nolosha. Sidoo kale, maalintan waxaa dareen bogaadin iyo ...

Read More »

Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan xanuunka furuqa daanyeerka ‘Mpox’

Himilo – Hay’adda caafimaadka adduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo WHO ayaa sheegtay in cudurka furuqa daanyeerada Mpox uu yahay xaalad degdeg ah oo caafimaad oo dunida oo idil wajahday. Ku dhawaaqidda hay’adda waxaa ka horreysay xaruunta xakamaynta iyo ka ...

Read More »

Shirkada gawaarida ee BMW oo dib u soo celiseysa 1.3 million oo gawaari ciladeysan ah

Himilo-BMW waxay dib ugu celinaysaa 1.3 milyan oo gaari oo yaalla dalka Shiinaha oo ciladoobay ka hor inta uusan isticmaalin macaamiilkii laga iibiye, tilaabada dib loogu soo celinayo gawaarida waxaa horay looga sameeye dalka Maraykanka bishii la soo dhaafay. Dib ...

Read More »

Nigeria: WhatsApp-ka mid kamid ah gudoomiyaasha gobolada dalkaa oo la jabsaday

Himilo- Koox lagu tuhmayo inay yihiin burcada Internet-ka ayaa lawareegay lambarka WhatsApp ee Umo Eno, guddoomiyaha gobolka Akwa Ibom ee Nigeria, kaas oo ah gobolka ugu qanisan dalka. Dadka ayay lacag weydiisanayaan iyagoo fariimo u diraya, illaa horaantii todobaadkan. Gobolka ...

Read More »

Real Madrid Oo Garaacday Atalanta Kuna Guulaystay UEFA Super-Cup

Kooxda Real Madrid ayaa garaacday Atalanta kulan ka tirsanaa UEFA Super Cup. Los Blancos ayaa kulanka soo gashay iyaga oo doonaya in ay ku guulaystaan koobka. Laakiin Atalanta ayaa kala hor timid iska caabin iyaga oo ku dhibaatooday in ay ...

Read More »

Maxuu yahay xanuunka cusub oo Africa ka dilaacay ee cabsida abuuray?

Himilo-Hay’adda caafimaadka Midowga Afrika ee loo soo gaabiyo ‘CDC’ ayaa ku dhawaaqday in xanuun-ka MPOX uu yahay xaalad caafimaad oo degdeg ah, kaddib markii faafitaanka xanuunkaasi uu kordhay tan iyo bilowgii July. Madaxa Xarunta Xakamaynta iyo Ka-hortagga Cudurrada ee Afrika ...

Read More »

Daraasad: In ka badan 47,000 oo qof oo kulayl dartiis ugu geeriyootay Europe.

Himilo-In ka badan 47,000 oo qof ayaa ku dhintay Yurub sanadkii 2023 sababo la xiriira kuleylka daran, iyadoo wadamada koonfurta Europe ay yihiin kuwa ugu xun, sida ay sheegtay warbixin uu soo saaray Machadka Caalamiga ah ee Caafimaadka Barcelona (ISGlobal). ...

Read More »

12 August- Maalinta caalamiga ee dhallinyarada

Himilo – Ku dhawaad 1.8 Bilyan oo dhallinayaro ah oo da’dooda u dhaxayso 10 illaa 24 jir ayaa ku nool caalamka. Waa tiradii ugu badneyd ee da’yar ah. Si kasta, kala bar carruurta iyo qaangaarka ayaan helin xirfadaha akhrinta aas-aasiga ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan