Himilo -Kaddib markii Newcastle United, Watford, Southampton, Burnley, Aston Villa, Brighton & Hove Albion iyo Leicester City ay dhamaantood xiiseynayeen todobaadkii la soo dhaafay xiddiga qadka dhexe ee Adam Webster. Wargayska The Sun ayaa sheegay in Everton ay sidoo kale ...
Read More »Author Archives: admin
Magaca haweenay Mareykan ah oo dood ka dhaliyay baraha bulshada
Himilo -Magaca haweenay u dhalatay Mareykanka ayaa dood ka dhaliyay baraha bulshada kaddib markii la guddoonsiiyay darajada cilmiyeed ee PhD-da sida laga soo xigtay warbaahinta Mareykanka. Haweenayda oo lagu magacaabo Marijuana Pepsi Vandyck ayaa ka baxday jaamacadda Cardinal Stritch University ...
Read More »Sommarøy: Jasiiradda Norway oo aysan dadkeeda xisaabsan doonin wakhtiga!
Himilo -Jasiiradda Sommarøy ee Norway ayaa dooneysa inay meel iska dhigto la socoshada saacadaha iyadoo ku dhawaaqaysa inay ka caagan tahay oo ay xur ka tahay wakhtiga. Dadka riixaya olo’laha ayaa sheegay in dad badan oo caalamka ku nool ay ...
Read More »Marti geliyaasha AFCON 2019 oo caawa daah furka wajahaya Zimbabwe
Himilo -Tartanka qaramada afrika ayaa caawa lagu wadaa inuu ka farmo dalka waqooyiga afrika dhaca ee Masar, waa kii 32-aad tan iyo inta la bilaabay 62 sano ka hor oo ku suntan1957. Koobkaan oo uu soo agaasimo xiriirka kubadda cagta ...
Read More »Xulka Soomaaliya oo markii labaad xiriir kaga qeyb gelaya koobka adduunka
Himilo FM -Xulka qaranka Soomaaliya ayaa ciyaari doona cayaaraha adduunka bisha oktoober iyaga oo ku guruub ah qaramada Mexico, Ivory coast, iyo Moldova. Tartankan oo ay ka qeyb geli doonaan dalal magac ku leh dunida ayaa ka dhici doona dalka ...
Read More »