Home / Author Archives: Ahmed Haaddi (page 110)

Author Archives: Ahmed Haaddi

Daafaca Real Madrid Sergio Ramos ee ka tagaya kuma biirayo Sevilla

Himilo – Sevilla ayaan wax xiiso ah u qabin inay dib ula midoobaan Sergio Ramos, kaasoo si xor ah kaga tagi doona Real Madrid xagaagan. Maamulka sare ee Los Blancos ayaa xaqiijiyay fiidnimadii Talaadada in halyeeyga Ramos ee 16-ka sano ...

Read More »

Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 110aad

Read More »

16 June – Maalinta Caalamiga ee Qoysaska iyo Xawaaladaha

Himilo – Sannad kasta 16 June marka la gaaro waxaa QM ay u aqoonsatay Maalinta Caalamiga ee Qoysaska iyo Xawaaladaha. Xuska maalintan ayaa lagu aqoonsadaa doorka iyo kaalinta caadyaalka ah ee xoogsatada ka xoojiya dalalka ka baxsan waddamada ay u ...

Read More »

Edinson Cavani oo u bixin doona lambarka 7-aad ee kooxda ciyaaryahan

Himilo – Edinson Cavani ayaa diyaar u ah inuu iska dhiibo lambarkiisa 7aad haddii Jadon Sancho uu ku biiro Manchester United isagoo ka tagaya kooxda Borussia Dortmund. Red Devils ayaa sii waday inay heshiis kala gaarto Dortmund 21 jirkaan weerarka ...

Read More »

Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 109aad

Read More »

Maxay Milan mudnaanta u kala siinaysaa saxiixyada Giroud iyo Dzeko

Himilo – Milan ayaa ku deg degtay waxaana lagu soo waramayaa inay jawaab ka rabto weeraryahanka Chelsea Olivier Giroud, weeraryahanka Roma Edin Dzeko ayaa bedel u noqon kara Rossoneri. Tuttosport ayaa warinaysa in Diavolo uu doonayo inuu ku xiro heshiiska ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Kas-wadaag

Read More »

Magaalo ku taalla Croatia oo guryaha lagu iibinayo wax ka yar hal dollar

Himilo – Magaalo ku taalla waqooyiga Croatia oo la yiraahdo Legrad waxaa guryaheeda lagu kala gadanayaa lacag ka yar hal doollar. Magaaladan oo mar aheyd midda ugu dadka badan waqooyiga ayaa muddo dheer wajahaysay hoos u dhac ku yimid dadka ...

Read More »

Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 108aad

Read More »

Barcelona oo heshiiska Matthijs de Ligt ka qeyb dhigaysa laba laacib

Himilo – Barcelona  waxay  diyaar u tahay inay ku darto Antoine Griezmann ama Ousmane Dembele si ay qeyb uga noqdaan heshiiska daafaca Juventus Matthijs de Ligt. Juve ayaa ku guuleysatay loolanka loogu jiro saxiixa De Ligt ee Ajax sannadkii 2019, ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan