Home / Author Archives: Ahmed Haaddi (page 80)

Author Archives: Ahmed Haaddi

Xavi oo albaabada u furay dalab kasta ‘iyadoo lala xiriirinayo Barcelona

Himilo – Ciyaaryahankii hore ee qadka dhexe ee kooxda Barcelona Xavi ayaa xaqiijiyay inuu dhageysan doono dalabka La Blaugrana haddii shaqada tababaraha ay soo dhacdo. 41 jirkaan-oo hadda gacanta ku haya kooxda Qatar ee Al-Sadd-ayaa lala xiriiriyay inuu ku laaban ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 79aad

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 78aad

Read More »

Dr. Maxamed Daahir Afrax iyo halgankiisii horumarinta Af-Soomaaliga

Himilo  – Alle ha u naxariistee Dr. Maxamed Daahir Afrax, wuxuu ahaa aqoonyahan magac iyo saameyn weyn ku dhex leh bulshada soomaaliyeed. Wuxuu caan ku ahaa hormarinta iyo u hiilinta afka hooyo. Hawsha qoraanimada oo aad loogu xasuusto wuxuu geliyay ...

Read More »

Bisad xanaaneysa digaaga yar yar

Himilo – Iyada oo ay ka muuqato damqasho iyo daryeel aan ka yarayn sida hooyadu muujiso, bisaddu waxay daryeeshaa oo ay korisaa ilaa 20 digaagad, kaddib markii ay korisay ilaa 20 digaag oo kale labadii sanno ee la soo dhaafay. ...

Read More »

Xiddiga reer France Adrien Rabiot oo seegi doona finalka Nations League

Himilo – Adrien Rabiot ayaa seegi doona finalka Nations League kadib markii laga helay COVID-19. Ciyaaryahanka khadka dhexe ma awoodi doono inuu ciyaaro kulanka axada ee Spain. Rabiot, oo ku bilaawday guushii 3-2 ee semi-finalka ay ka gaareen Belgium intii ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 77aad

Read More »

Ayeeyo 85 jir ah oo ka qalin jabisay Jaamacad

Himilo – Haddii ay jirto hal arrin oo laga tilmaami karo Jihad Mohamed, waa nafhurnimadeeda xeesha dheer. Dhawaan haweeneydan 85 jirka ah oo kasoo jeeda xaafadda al-Mujaydil ee Dhulka Falastiin waxay shahaadada koowaad ka qaatay Jaamacadda Islaamiga ah ee Kafr ...

Read More »

Shan ka mida kuwa ugu waawayn naadiyada England oo doonaya Florian Wirtz

Himilo – Xiddiga Bayer Leverkusen Florian Wirtz ayaa xiiso ka helayo kooxo badan oo Premier League ah, kuwaasoo ka fiirsan doona inay u dhaqaaqaan mid ka mid ah daaqadaha kala iibsiga ee soo socda. Ciyaaryahanka qadka dhexe ee weerarka, oo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan