Himilo – Barcelona ayaa liiska daafacyada suuqa ku dartay daafaceeda Samuel Umtiti sida lagu sheegay warbixin. Xiddiga reer France ayaa la dhibtoonayay dhaawacyo tan iyo markii uu u soo dhaqaaqay Camp Nou sanadii 2016 walina ma uusan u safan Barca ...
Read More »Author Archives: Ahmed Haaddi
Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 76aad
Maalinta caalamiga ah ee macallimiinta
Himilo – Baraha waxa uu kaalin mug leh ka qaataa samatabaxa nolosheenna, waxa uu inna siiyaa aqoon nidaami ah oo lagu daray qiyam iyo akhlaaq aan ku illaalinno qofnimadeenna,isaga oo innaga caawiya qaabeynta mustaqbalkeenna. Dadaalkiisa ku koobnaa goobaha waxbarashada waa ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 75aad
Barcelona oo dooneysa in sare u qaado qiimaha qandaraaska cusub ee Gavi
Himilo – Barcelona ayaa dooneyso inay qandaraas cusub oo lagu burburin karo qandaraaskiisa oo ah 430 milyan ginni geliso Gavi. 17-sano jirkaan ayaa lagu qasbay inuu safto kooxda koowaad iyadoo dhaawacyada Barcelona ay ku jiraan xilli ciyaareedkan, wuxuuna durba saftay ...
Read More »Shirkadda Facebook oo khasaartay $7 bilyan saacado gudahood
Himilo – Adeegyada aaladaha baraha bulshada sida Facebook, WhatsApp iyo Instagram ayaa dib hawada ugu soo laabtay, kadib ku dhawaad 6 saacadood oo ay hawada ka maqnaayeen, sida ay shirkadu shaacisay. Dhammaan saddexdan aaladood ee baraha bulshada ayaa waxaa iska ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 74aad
Mo Salah oo shuruud ku xiraya inuu saxiixo heshiiska cusub ee Liverpool
Himilo – Mohamed Salah ayaa doonayo inuu helo ugu yaraan £ 300,000 toddobaadkii haddii uu doonayo inuu heshiis cusub u saxiixo Liverpool. 29 jirkaan ayaa dhaliyay goolkiisii 101aad ee Premier League ee kooxda Merseyside axadii, isagoo kooxdiisa ka caawiyay inay ...
Read More »Maalinta caalamiga ah ee degaameynta
Himilo – Maalinta caalamiga ah ee deegaameynta waxaa sanad kasta la weyneeyaa bisha October si dhammaan muwaadiniinta dunida loo xasuusiyo masuuliyadooda ku aadan qaabeynta magaalooyinka mustaqbalka. Maamuus sanadeedka deegaameynta, si guud waxaa hoosta looga xariiqaa oo nal lagu ifiyaa xaaladaha ...
Read More »Watford oo shaqadii ka eriday tababaraheeda
Himilo – Tababare Xisco Munoz ayaa shaqadiisii leylinta kooxda Watford laga cayriyay kadib muddo 10 bil oo uu u shaqeynayay. 41 waxaa xilkiisa tababarnimo loo magacaabay bishii December sannadkii 2020-ka. Wuxuuna kooxda dib ugu soo celiyay horyaalka koobaad. Kala horreynta ...
Read More »