Home / Author Archives: Ahmed Haaddi (page 90)

Author Archives: Ahmed Haaddi

Ronald Koeman maxay Barcelona u sheegtay

Himilo – Tababaraha Barcelona Ronald Koeman ayaa lagu soo waramayaa inuu wajahayo faaska haddii uusan awoodin inuu kooxda u horseedo hanashada La Liga 2021-22. Tababarihii hore ee Netherlands wuxuu ku guuleystay inuu qaado Copa del Rey intii lagu jiray xilli ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Aqoon-kaal

Read More »

Maqal- Raxiiqul Makhtuum – Casharka 47aad

Read More »

La kulan: 70 jirka Nus-qarni dayactira Saacadaha qadiimiga ah.

Himilo – Tallaabooyin u muuqda inay xoogaa gaabis ku yihiin iyo aragtida oo ka sii daciifaysa Muhammad Jaza oo 70 jir ah wuxuu u socdaa mid ka mid ah qolalka gurigiisa oo uu u qoondeeyay dayactirka saacadaha duugga ah iyo ...

Read More »

Barcelona oo Ansu Fati u gacan gelisay lambarka 10 -aad ee Lionel Messi

Himilo – Barcelona ayaa ku dhawaaqday in 18-jirka cajiibka ah ee Ansu Fati uu yahay milkiilaha cusub ee ku faanaya maaliyadda No.10 ee uu banneeyay Lionel Messi. Messi ayaa lambarka halyeeyga ah ka qaatay Ronaldinho sannadkii 2008 ka dib markii ...

Read More »

Maqal- Raxiiqul Makhtuum – Casharka 46aad

Read More »

Roberto Firmino oo seegi doona kulanka furitaanka Champion-ka ee Liverpool

Himilo – Roberto Firmino ayaa  seegi doono kulanka furitaanka Champions League ee Liverpool ay la yeelan doonto AC Milan bisha soo socota dhaawac muruqa ah. Ciyaaryahanka reer Brazil ayaa dhaawac ka soo gaaray qeybtii hore intii lagu guda jiray barbaro ...

Read More »

Maqal- Raxiiqul Makhtuum – Casharka 45aad

Read More »

Maalinta Caalamiga ee Isirka Afrika

Himilo — Maalinta Caalamiga ah ee Isirka Dadka Afrika waxaa markii ugu horreysay loo dabaal-degayaa sannadkan si loo muujiyo kaalinta wax-ku-oolnimada leh oo ay kaga jiraan jaalliyadahooda ku nool dunida dacalladeeda meeshana looga saaro dhammaan nuucyada kala duwan ee isir-takoorka ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan