Home / Author Archives: Mahad Mohamed (page 40)

Author Archives: Mahad Mohamed

Arsenal oo loo tiirinayo saxiixa weeraryahan katirsan Real Madrid

Himilo – Arsenal ayaa la soo warinayaa inay dooneyso saxiixa weeraryahanka Real Madrid James Rodriguez xagaaga. Cayaaryahanka reer Colombia ayaa la filayaa in uu ka tago Bernabeu kahor ol-olaha 2020-2021 isaga oo ku dhibtooday in uu boos joogto ah ka ...

Read More »

Lakulan – Bisadda leh wejiga cabsida badan

Himilo – Warbaahinta caalamka ayaa marar badan wax ka qortay xayawaannada ugu quruxda badan caalamka oo ay qaarkood leeyihiin bogag gaar ah. Haddii aad horay u akhrisatay sheeko ku saabsan bisadda ugu quruxda badan dunida hadda waxaan  qoraalkan kooban kuugu ...

Read More »

Real Madrid oo ka qoomameynaysa in aysan fasaxin Gareth Bale

Himilo – Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay ka qoomameynayso inay kahortimid ka tegista Gareth Bale ee garoonka Bernabeu. Bale ayaa la filayay in uu heshiis u saxiixo kooxda ka dhisan Shiinaha ee Jiangsu Suning sannadkii hore balse Los ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna

Read More »

Daraasad: Lacagaha waraaqda ah oo laga heli karo 26,0000 jeermis

Himilo – Marka la joogo caabuqa Corona, waxaan mar walba ka feejiganahay arrimo badan oo lagu kala qaado cudurka sida taabashada. Sidaasi si ka duwan oo aysan dad badan aaminsaneyn, lacagta ayaa si fudud ku faafisa bakteeriyada iyo jeermisyada iyada ...

Read More »

Real Madrid oo fasaxeysa Lucas Vasquez

Himilo – Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay fasaxeyso Lucas Vasquez xagaagan sida laga soo xigtay warbaahinta Spain. Cayaaryahanka 28 jirka ayaa keliya ku soo billowday lix kulan oo La liga ah xilli cayaareedkan isaga oo caawiyay seddex gool ...

Read More »

Hindiya: Dhallaankii ugu horreeyay oo loogu magac daray Corona

Himilo – Sida laga soo xigtay warbaahinta dalka Hindiya, waalidiin deggan magaalada Gorakhpur oo ay u dhalatay gabar ayaa ugu magac daray cunugtooda caabuqa Corona. Waalidiinta ayaa xusay sababta ka danbeysa go’aankooda. Waxay tilmaameen in inkastoo xannuunka yahay dilaa dad ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Aqoon-kaal

Read More »

Luis Enrique oo ka hadlay ku laabashada Barcelona

Himilo – Tababarihii hore ee Barcelona Luis Enrique ayaa diiday in uu meesha ka saaro suurtagalnimada in uu ku laaban karo garoonka Camp Nou. Enrique oo hadda maamula xulka qaranka Spain ayaa kula guuleystay labo koob oo La Liga ah ...

Read More »

Maxay ka dhigan tahay hindhisada carruurta ee aroorta hore?

Himilo FM – Carruurta qaar ayaa hindhisa aroorta hore haddaba waxaa in muddo ah la isweydiinayay waxay ka dhigan tahay xaaladaasi. Hay’adda Yurub ee baaritaanada xasaasiyadda ee ECARF ayaa jawaab u heshay hindhisada carruurta ee xilliga hore ee aroorta. ECARF ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan