Himilo – Manchester United ayaa soo cusbooneysiineysa xiisaha daafaca Napoli Kalidou Koulibaly sida ilo-wareedyo madax bannaan laga soo xigtay. The Red Devils ayaa si weyn loola xiriiriyay 29 jirka suuq furankii hore. Si kasta, Gazzetta dello Sport ayaa tilmaameysa in ...
Read More »Author Archives: Mahad Mohamed
Muslimiinta Ireland oo kaalmeynaya Darbi-jiifta dalkaas
Himilo – Afartii sanno ee lasoo dhaafay, koox Muslimiin ah oo la yiraahdo Muslim Sisters of Eire (MSOE) ayaa si toddobaadle ah waxay cunnooyin bisil ugu qeybiyaan dibjirta ama darbi-jiifta ku nool caasimadda Dublin, dalka Ireland. Markii uu baahay xanuunka ...
Read More »Wijnaldum oo wali wadahadallo ka sugaya Liverpool
Himilo – Liverpool ayaa la soo warinayaa in aysan wali cayaaryahanka khadka dhexe ee Georginio Wijnaldum kala hadlin qandaraaskiisa Anfield. Wijnaldum ayaa soo bandhigay in uu yahay cayaaryahan muhiim ah tan iyo markii uu kooxda ku soo biiray sannadkii 2016-ka ...
Read More »12 August- Maalinta caalamiga ee dhallinyarada
Himilo – Ku dhawaad 1.8 Bilyan oo dhallinayaro ah oo da’dooda u dhaxayso 10 illaa 24 jir ayaa ku nool caalamka. Waa tiradii ugu badneyd ee da’yar ah. Si kasta, kala bar carruurta iyo qaangaarka ayaan helin xirfadaha akhrinta aas-aasiga ...
Read More »Seddex koox oo xiiseynaya Ainsley Maitland-Niles
Himilo – Cayaaryahanka kooxda Arsenal ee Ainsley Maitland-Niles ayaa la soo warinayaa in ay doonayaan seddex koox xilli warar badan ka soo baxayaan mustaqbalka laacibka Ingiriiska ah. 22 jirka ayaa sameeyay bandhig wanaagsan dhammaadkii xilli cayaareedka 2019-20 iyada oo tababare ...
Read More »Xiddigta miisaanka culus ee Latvia oo qaadatay diinta Islaamka
Himilo – Rebecca Kohla oo ah gabadha horyaalka u ah ciyaaraha miisaanka culus oo u dhalatay dalka Latvia ayaa qaadatay diinta Islaamka – iyada oo xiratay xijaabka. Waxay sheegtay in bog cusub ay nolosheeda u furantay. “Maanta waa maalin goonni ...
Read More »Havertz oo ka tagaya Leverkusen kaddib guuldarradii Europa League
Himilo – Kai Havertz ayaa u dhaqaaqaya Chelsea kaddib markii Bayer Leverkusen ay ka hartay tartanka Europa League. Havertz ayaa dhaliyay goolkiisii 18aad ee xilli cayaareedkan kulanka kooxdiisa ay kahor timid Inter Milan balse goolka 21 jirka ma uusan soo ...
Read More »La kulan: Ninka aaminsan in uu ugu shidan yahay Afrika
Himilo – James Maina Mwangi, ilaa iyo hadda wuxuu aaminsan yahay inuu yahay ninka ugu shidan qaaradda Afrika ama xittaa adduunyada oo dhan. Markaad dhab u fiiriso hab labiskiisa cajiibka ahna, way adag tahay in lagu gacan-seyro. Markii uu soo ...
Read More »PSG oo dooneysa khad dhexe katirsan Arsenal
Himilo – Paris Saint-Germain ayaa xagaaga u dhaqaaqi karta cayaaryahanka kooxda Arsenal ee Matteo Guendouzi. Cayaaryahanka khadka dhexe ayaa loo badinayaa in uu ka tagayo garoonka Emirates Stadium kahor ol-olaha 2020-21 kaddib markii uusan tababare Arteta ku soo billaabin kulamo ...
Read More »La kulan: Gabadha xiriirka joogtada ah la leh masaska
Himilo – Dad badan majecla inay dhaayaha ku qabtaan mas nool, iskaba daa inay xanaaneystaane, hayeeshe, 14 jir lagu magacaabo Chalwa Ismah Kamal kuma jirto dadkaas. Waxay jeceshahay inay dhaqato ama xanaaneyso masaska. Waxaana sababtaas awgeed ay caan ka noqotay ...
Read More »