Home / Caafimaad (page 3)

Caafimaad

Maxaa ka naqaanaa Virus-ka HMPV ee Chine ka dilaacay?

Himilo-Dalka Shiinaha waxaa ka dilaacay xanuun cusub oo soo ritay dad badan, waxaana isbitaalada kuyaalla dalkaasi buux dhaafiyay dad badan oo ka cabanaya fayruska HMPV. hadaba Maxaa ka naqaanaa Virus-ka HMPV? Human metapneumovirus (HMPV) waa fayras ku dhaca hab-dhiska neefsashada, ...

Read More »

QM: 40 Milyan oo qof oo Wajahaya Gaajo ka Jirta Galbeedka iyo Bartamaha Afrika

Himilo-In ka badan 40 milyan oo qof ayaa hadda la daalaa dhacaya inay quudiyaan naftooda guud ahaan Galbeedka iyo Bartamaha Afrika, iyadoo tiradaas la filayo iinay gaarto 52 milyan bartamaha sanadka soo socda, sida ay  sheegtay hay’adda cunnada ee Qaramada ...

Read More »

1 December – Maalinta caalamiga ee AIDS-ka

Himilo- Kowda bisha December sannad kasta taniyo sanadkii 1988-kii, waa maalin caalami ah oo loogu dow-galay sare-u-qaadista wacyiga la xiriira cudurka dilaaga ah ee AIDS-ka kaas oo ku fidaya feyraska halista ah ee HIV-ga iyo in sidoo kale in loo ...

Read More »

Xaalad Caafimaad oo ka taagan dalka Sudan kadib markii Cholera oo ka dilaacay

Himilo-Boqolaal qof ayaa la xaqiijiyey inay dhinteen, halka kumannaan kalena ay la ildaranyihiin kadib markii uu ku dhacay cudurka daacuunka oo ka dillaacay Suudaan. Tirakoobkii ugu dambeeyay ee Wasaaradda Caafimaadka ee Suudaan ee soo baxay ayaa muujinaya in tirada kiisaska ...

Read More »

14 November – Maalinta caalamiga ee cudurka macaanka

Himilo – Maalinta Caalamiga ee cudurka Macaanka waxaa loo dabaal-deggaa 14-ka November oo ah markii uu dhashay  Frederick Banting, oo shaqadii uu la qabtay Charles Best ay suura-geliyay daahfurka insuliinta sanadkii 1921-kii. Maalintan waxaa markii ugu horreysay la hindisay sanadkii ...

Read More »

Shirweynaha Isbeddelka Cimilada ee QM oo ka bilowday Azerbaijan.

Himilo-Shirweynaha 29-aad ee Isbeddelka Cimilada (COP29) ayaa ka bilowday caasimadda Azerbaijan ee Baku, isagoo ujeedadiisu tahay in wax laga qabto caqabadaha sii kordhaya ee isbeddelka cimilada. Hoggaamiyeyaal ka kala socda daafaha dunida ayaa lagu wadaa inay isugu yimaadaan Baku ilaa ...

Read More »

Maalinta caalamiga ah ee Raajitada

Himilo-Maalinta Caalamiga ah ee Shucaaca waxaa la xusaa sanad walba 8-da November. Maalintani waxay dhiirigelinaysaa kuwa ku jira goobtan, oo ay ku jiraan injineernimada biomedical, inay aqoonsadaan oo kor u qaadaan doorka muhiimka ah ee shucaaca uu ka ciyaaro safarka ...

Read More »

Ceeryaamo kala qarisay dadkii ku noolaa dalka Pakistan

Himilo-Ceeryaamo aan caadi ahayn oo ka jirtay magaalada Lahore ee dalka Pakistan ayaa khasabtay in mas’uuliyiinta dalkaas ay xiraan dhamaan iskuulaadka hoose muddo todobaad ah. Laga bilaabo Isniinta, 50% shaqaalaha dowlada waxay ku shaqayn doonaan guryahooda, Tallaabooyinka kale waxaa ka ...

Read More »

Fatahaada wabiga Shabeelle oo beero badan baabi’ise

Himilo-Fatahaada wabiga shabeele ayaa sababay khasaaro  hantiyeed iyo mid nololeed oo haysata dadkii ku noolaa tuulooyin  hoos yimaada degmooyinka Balcad iyo Jowhar ee gobolka Shabeelaha dhexe. Wabiga ayaa ku fatahay qiyaastii 40 km, waxaana tuulooyinka uu sida aadka u saameyay ...

Read More »

WHO: Masar waxaa laga ciribtiray malaria 100 sano kadib

Himilo_ Masar ayaa si rasmi ah looga dhawaaqay inay ka xorowday cudurka duumada, sida ay sheegtay Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO), taasoo ah guul weyn oo ay gaartay Egypt WHO waxay ku tilmaantay guushan mid “taariikhi ah.” Duumada waxay dhibaato ku ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan