Himilo-Hay’adaha xuquuqul insaanka ee dalka Guinea ayaa sheegay in ay rumaysan yihiin in in ka badan 135 taageere oo kubbadda cagta ah lagu dilay isku dhac ka dhacay garoon ciyaareed Axaddii, kuwaas oo u badnaa carruur. Tirada, oo aan la ...
Read More »Caruurta
Maalinta Caalamiga ee Carruurta
Himilo- Maalinta caalamiga ee carruurta ayaa la sameeyay markii ugu horreysay sannadkii 1954-kii si loo dhiira geliyo wadajirka caalamiga ah ee loo muujinayo carruurta. Waxaa loo arkaa maalintan mid muhiim ah oo ka tarjumeysa markii golaha loo dhan yahay ee ...
Read More »Xaalad Caafimaad oo ka taagan dalka Sudan kadib markii Cholera oo ka dilaacay
Himilo-Boqolaal qof ayaa la xaqiijiyey inay dhinteen, halka kumannaan kalena ay la ildaranyihiin kadib markii uu ku dhacay cudurka daacuunka oo ka dillaacay Suudaan. Tirakoobkii ugu dambeeyay ee Wasaaradda Caafimaadka ee Suudaan ee soo baxay ayaa muujinaya in tirada kiisaska ...
Read More »Ceeryaamo kala qarisay dadkii ku noolaa dalka Pakistan
Himilo-Ceeryaamo aan caadi ahayn oo ka jirtay magaalada Lahore ee dalka Pakistan ayaa khasabtay in mas’uuliyiinta dalkaas ay xiraan dhamaan iskuulaadka hoose muddo todobaad ah. Laga bilaabo Isniinta, 50% shaqaalaha dowlada waxay ku shaqayn doonaan guryahooda, Tallaabooyinka kale waxaa ka ...
Read More »WHO: Masar waxaa laga ciribtiray malaria 100 sano kadib
Himilo_ Masar ayaa si rasmi ah looga dhawaaqay inay ka xorowday cudurka duumada, sida ay sheegtay Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO), taasoo ah guul weyn oo ay gaartay Egypt WHO waxay ku tilmaantay guushan mid “taariikhi ah.” Duumada waxay dhibaato ku ...
Read More »13 October – Maalinta caalamiga ah ee yareynta khatarta musiibada
Himilo – Masiibada oo ah wax alle laga magan galo, ayaa lagu micneeyaa dhacdo si lama filaan ah u dhacda, taasoo carqaladeeysa habsami socodka noloshada bulsho. Waxey sababtaa khasaare baahsan oo nafeed, mid maal iyo ku soo gaara degaanka, kaas ...
Read More »07, October maalintii Israel dunida ay ku horjabtay.
Himilo- Ururka Xamaas ee Falastiin ayaa maanta oo kale sanadkii hore weerar aan horey noociisa loo arag ku qaaday dhulka ay Israel maamusho, kaas oo noqday weerarkii ugu weynaa ee ay Israel la kulanto 75-kii sano ee maamulkeedan uu jiray. ...
Read More »Carruur si layaab leh u isticmaalay Markab Dagaal.
Himilo-Sannadkii 1968, dhowr carruur ah oo ku sugnaa magaalada New York ayaa si yaab leh gacanta ugu dhigay markab dagaal oo ka mid ahaa Maraakiibta ciidanka badda Mareykanka. Carruurta waxay si khiyaano ah u galeen gudaha markabka dagaalka iyaga oo ...
Read More »Australia oo xakamayneysa da’da ay caruurtu ku isticmaali karaan baraha bulshada.
Dowlada Australia oo qorsheyneysa inay xakameyso caruurta da’da ay ku isticmaali karaan baraha bulshada kadib markii la ogaaday inay ka dhashaan xanuuno maskaxeed iyo kuwo nafsi ah. Rasul-wasaaha dalkaa Anthony Albanese waxa uu sheegay in dowladadiisu ay qorsheyneyso inay soo ...
Read More »Tirada Falastiiniyiinta ay Yahuuda ku dishay Gaza oo dhaaftay 40,738
Himilo-Ugu yaraan 40,738 Falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay 94,154 kalena waa lagu dhaawacay weerarrada ay Israa’iil ku qaadayso Gaza tan iyo 7-dii Oktoobar, sida ay sheegeen maamulka caafimaadka ee deegaankaas. Tirada dhimashada waxaa ku jira 47 dhimasho ah 24-kii saac ...
Read More »