Himilo – 15 July sanad kasta waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ee Xirfadaha Dhalinyarada si loo weyneyno doorka da’yartu ku leeyihiin horumarka iyo kobaca dhaqaaalaha ee wadamadooda. Ujeedada ugu weyn ee Maalintan ayaa sida wacyiga door ahaaneed ee awoodda ...
Read More »Deegaan
Maalinta Caalamiga ee Iskaashatooyinka
Himilo — Saddexda July waa Maalinta Caalamiga ah ee Iskaashatooyinka. Waxaa hal-ku-dheg snnadkan loo qaatay xuskeeda uu yahay Si-wadajir wax ugu dhiska hagaagsan. Iskaashatooyinka dunida kuu nool waxay hoosta ka xariiqi doonaan tabaha iyo hababka ay ula kulmi karaan baahiyaha ...
Read More »Maalinta caalamiga ah ee badweynta dunida
Himilo – Maalinta badweynta dunida waxaa markii ugu horreysay lagu dhawaaqay 8-dii bishii June sannadkii 1992 shir ka dhacay magaalada Rio de Janeiro oo barbar socday shirkii Qaramada Midoobay ee deegaanka iyo horumarinta (UNCED) kaasi oo noqday fursad ay ururada ...
Read More »Maalinta caalamiga ah ee la dagalanka kallumaysida sharci-darrada ah.
Himilo – Fadhigii Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ee dhacay bishii December sanadkii 2017-kii, ayaa lagu go’aamiyay in sanadka kasta shanta Bisha Juun la xusuusto mushkiladaha kalluumeysiga sharci-darrada ahi ka dhasha. Waxaa maalintan looga faa’iideystaa in indhaha dowladaha ...
Read More »Maqaal: Nabad dhisidda iyo kaalinta Gabyaaga Soomaaliyeed.
Himilo – Waxaa in badan dhacda in bulsho meel wada dagta colaadi dhex marto waxay ku bilaabataba, dabadeedna wax yeelo lays gaarsiiyo sida in la is-dilo, la is-boobo, la-is barakiciyo ama la kala fogaado. halkaa waxaa ku luma xiriirkii iyo ...
Read More »Ethiopia oo faaido badan ka samayse dhoofinta Coffee-ga
Himilo- Dhoofinta Coffee-ka Ethiopia waxay ka macaashtay 835 million oo doller sagaalkii bil ee aan ka soo godobnay. Dalkan dhaca bariga Africa waxa uu u dhoofiye suuqyada caalam-ka 174,590 tons oo coffee ah sida laga soo xigtay gudiga maamulka beeraha ...
Read More »21 March: Maalinta Caalamiga ee Keymaha
Himilo – Goob tiro baaxad sarreysa leh oo geedo ah ayaa si guud loogu yeeraa Keyn. Keymaha ifka oo dhan ku camiran waxay cabbirka dhulka kaga fadhiyaan 30%. Si kastaba, waxaa jira hoos u dhac la tilmaami karo oo ku ...
Read More »Bacda: Dhigaal dhibaato dambe dhasha’
Himilo – Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay go’aan lagu mamnuucayo isticmaalka bacaha halista ku ah deegaanka. Go’aanku wuxuu mamnuucayaa soo dejinta bacaha halka mar la isticmaalo iyo in laga adeeegsado dalka oo dhan. Wasaaraddu ...
Read More »Maxay tahay dhibaatada uu geeska Africa u keeni karo heshiiskii Abiya Axmed iyo Muuse biixi?
Himilo-Dr cabdiraxmaan Baadiyow oo kamid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa si cilmimeysan uga hadlay aqarta amni ee ka dhalan karta heshiiskii dhawaan Abiya Axmed uu lasaxiixday Muuse Biixi ay badda soomaaliya ku saabsanaa. Dr. Cabdiraxmaan Baadiyow, oo ah la-taliyaha madaxweynaha Soomaaliya ...
Read More »Waa kumee tobanka dal ee ugu wanaagsan duniga in lagu noolaado?
Himilo-Tartanka ay dalalku ku jiraan waxaa udub dhaxaad u ah in muwaadiniintooda ay siiyaan adeegyada nolosha aasaaska u ah, dalba dalka uu ka adeeg wanaagsan yahay dadkiisu waa ka nolol wanaagsanyihiin, hadabada halkan waxaan kuugu soo gudbinayaa tobanka dal ee ...
Read More »