Home / Deegaan (page 9)

Deegaan

Wax ka baro 10-ka dal ee qaaradda Afrika ugu dhulka weyn

Himilo – Afrika waa Qaaradda Labaad ee ugu weyn adduunka kaddib Aasiya. Waxayna ka kooban tahay dhowr iyo 50 dal kuwaas oo isugu jira kuwa dhawaan la yagleelay iyo kuwo tan iyo isticmaarkii soo jiray. Waxaan halkan kuugu soo gudbinayaa ...

Read More »

Xog ku saabsan marin-biyoodka ugu mashquulka badan adduunka

Himilo – Kanaalka Suweys waa marin-biyood laga sameeyay Masar kaasi oo xiriiriya badaha Mediterranean-ka iyo badda cas. Kanaalkani waxa uu Masar u leeyahay ahmiyad weyn, waana il-dhaqaale wanaagsan ka soo galo dalkaasi. Tirada marakiibta isticmaashay kanaalkani sannadkii 2013 ayaa gaaraysa ...

Read More »

Cano Cristales – Webiga ‘Shanta Midab’ ama Qaanso-roobaad

Himilo – Webiga Shanta Midab’ ama ‘Webiga Qaansa-roobaad’, Cano Cristales waa mid kamid ah webiyada ugu cajiibka badan caalamka. Inta ugu badan sannadka, Cano Cristales river oo ku yaalla dalka Colombia kaliya waa mid aan ka duwanayn qulqul biyoodka webiyada. ...

Read More »

Wax ka ogow Geed seytuunka ugu cimriga dheer dhulka Falastiin

Himilo – Sheekada ku saabsan geed Seytuunka ugu cimriga dheer dhulka Falastiin oo la yiraahdo al-Badawi ayaa dad badan is-weydiinayaan goortuu curtay iyo inta uu sii jiri karo gu’ ahaan. Geedku wuxuu ku yaallaa xaafadda al-Walaja, oo shan kilomitir u ...

Read More »

8 June- Maalinta caalamiga ee badweynta

Himilo – Maalinta badweynta dunida waxaa markii ugu horreysay lagu dhawaaqay 8-dii bishii June sannadkii 1992  shir ka dhacay magaalada Rio de Janeiro oo barbar socday shirkii Qaramada Midoobay ee deegaanka iyo horumarinta (UNCED) kaasi oo noqday fursad ay ururada ...

Read More »

La kulan: Halyaygii Bulshadiisa ku beeray Jaceylka nadaafadda iyo bilicda

Himilo – Kaddib halgan adag oo uu ku bixiyay sidii uu bulshadiisa ugu baraarujin lahaa ol’olaha nadaafadda iyo bilicda degaanka, hadda wuxuu helay wadiiqo u sahleysa inuu dareenkooda ku hantiyo. Rudi Hartono, oo Induniisiyan ah waa mulkiile goob cunnada fudud ...

Read More »

Sheekada: Ninka 50-kii sanno lasoo dhaafay ubaxyada ku iibinayay waddooyinka

Himilo – Víctor Merina ayaa billaabay ku iibinta ubaxyada waddooyinka markii uu  siddeed sanno jir ahaa, taasi oo hadda laga joogo muddo 50 sanno ah. Intii uu ku guda jiray iibinta ubaxyada ee waddooyinka waxa uu la kulmay sammaan iyo ...

Read More »

22 Maarso: Maalinta Caalamiga ee Biyaha

Himilo – 22 bisha Maarso sannad kasta waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Biyaha. Ujeeddadu waa in la xaddidaa mushkiladaha biyaha ku foolan. Maanta, 1.8 bilyan oo dad ah ayaa adeegsada ama isticmaala biyo aan sugneyn, taas oo ...

Read More »

3-da Maarso- Maalinta caalamiga ee duurjoogta

Himilo – 3-da bisha Maarso sannad kasta waa maalin ama fursad loogu dabaal-deggo noolaha kala duwan ee duurka ku nool si kor loogu qaado wacyiga dadka ku howlan daryeelkooda iyo kuwa moogan. Isla markaasna, maalintani waxay na xusuusinaysa baahida degdegga ...

Read More »

20% barafka Antarctica oo ku dhalaalay muddo 10 maalin ah

Himilo – Sawirro ay baahisay wakaalada Mareykanka ee NASA ayaa muujiyay barafka qaaradda cirifka koonfureed ee Antarctica oo si weyn u dhalaalay intii u dhaxaysay 4-tii illaa 13-ka bishan Febraayo. Sida ka muuqata sawiradda ay qaadeen dayax gacmeedyo, waxaa dhalaalay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan