Home / Dibada (page 12)

Dibada

Liverpool oo £110m ku dooneysa xiddigo katirsan Wolves

Himilo – Liverpool ayaa ka arrinsaneysa inay a £110m ugu dhaqaaqdo xiddigaha kooxda Wolverhampton Wanderers Adama Traore iyo Ruben Neves inta lagu guda jiro suuq furanka xagaaga. Traore oo dhaliyay lix gool islamarkaana caawiyay 10 kale 43 kulan xilli cayaareedkan ...

Read More »

Lacazette oo damaanad boos ah ka doonaya Arsenal

Himilo – Alexandre Lacazette ayaa la soo warinayaa in uu Arsenal ka doonayo damaanad ku saabsan in uu mustaqbal ku leeyahay garoonka Emirates Stadium. Weeraryahanka Faransiiska ayaa wakhtiyo kal a duwan ku qaadanaya Arsenal tan iyo markii uu Lyon kaga ...

Read More »

Tottenham oo wali xiiseynaysa Olivier Giroud

Himilo – Tottenham Hotspur ayaa wali xiiseynaysa saxiixa weeraryahanka Chelsea Olivier Giroud. Spurs ayaa si weyn loola xiriiriyay cayaaryahanka qaranka Faransiiska intii lagu guda jiray suuq furanka bishii Janaayo balse ma aysan wada gaarin heshiis. Giroud ayaa dhawaan saxiixay qandaraas ...

Read More »

Barcelona oo Real Madrid kaga horreysa saxiixa da’yar reer Spain ah

Himilo – Barcelona ayaa kaga horreysa Real Madrid tartanka loogu jiro saxiixa da’yarka Rayo Vallecano Fabian Luzzi sida ay tilmaamayaan warbixinno. 16 jirka ayaan wali u safan kooxda koowaad ee Vallecano laakiin waa uu la tababartay intii lagu guda jiray ...

Read More »

Adam Lallana oo loo kordhinayo qandaraaska uu ku joogo Anfield

Himilo – Adam Lallana ayaa lagu soo waramayaa in uu qalinka ku duugayo heshiis muddo kordhin wakhtigiisa gaaban yahay oo uu Liverpool kula sii joogayo illaa dhammaadka xilli cayaareedkan. 32 jirka ayaa dhaliyay 22 gool 178 kulan oo uu u ...

Read More »

Dybala oo ka hadlay kooxda uu ku biiri karo

Himilo – Weeraryahanka Juventus Paulo Dybala ayaa qiray in uu jeclaan lahaa in uu ka barbar cayaaro laacibka kooxda Barcelona. 26 jirka ayaa boos joogta ah ka heysta kooxda Juventus ee tababare Maurizio Sarri kaddib markii uu ku dhawaaday in ...

Read More »

Leicester City oo lacag rikoor ah ku dalbaneysa Ben Chilwell

Himilo – Leicester City ayaa lacag rikoor ah ku dooneysa cayaaryahanka ay xiiseynayso Chelsea ee Ben Chilwell sida ay tilmaamayaan warbixinno soo baxay. Cayaaryahanka reer England ayaa la rumeysan yahay in uu diiradda u saaran yahay kooxda Blues marka ay ...

Read More »

Neymar oo aan wali ka rajo dhigin ku laabashada Barcelona

Himilo – Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain Neymar ayaa wali rajo ka qaba in uu ku laabto Barcelona inta lagu guda jiro suuq furanka xagaaga. Cayaaryahanka reer Brazil ayaa si weyn loola xiriiriyay in uu u dhaqaaqi karo Cam Nou kahor ...

Read More »

West Ham United oo hoggaamineysa tartanka loogu jiro Batshuayi

Himilo – West Ham United ayaa loo badinayaa inay tahay kooxda ugu cad cad tartanka loogu jiro saxiixa weeraryahanka Chelsea Michy Batshuayi. Sida laga soo xigtay The Express, 26 jirka ayaa la soo warinayaa in uu u dhaqaaqayo garoonka London ...

Read More »

Man United oo Real kaga hormareysa saxiixa Donny van de Beek

Himilo – Manchester United ayaa ka arrinsaneysa cusbooneysiinta xiisaha cayaaryahanka khadka dhexe ee Ajax Donny van de Beek. Inkasta oo kooxda horyaalka Ingiriiska lala xiriiriyay laacibka qaranka Netherlands haddana tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa la tilmaamayaa in uu diiradda saarayo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan