Home / Dibada (page 4)

Dibada

Wadahadalladii Chelsea ee Kai Havertz oo hakad galay

Himilo – Chelsea iyo Bayer Leverkusen ayaa la soo warinayaa in aysan ku dhaweyn heshiis ku saabsan cayaaryahanka Kai Havertz sida ay tilmaamayaan warbixinno. Wararka ayaa sheegaya in lagu heshiin laa’yahay qiimaha lacageed ee cayaaryahanka oo dhaliyay islamarkaana caawiyay 38 ...

Read More »

Chelsea iyo Everton oo xiiseynaya goolhaye Ben Foster

Himilo – Goolhayaha Watford Ben Foster ayaa bartilmaamed u noqonaya Chelsea iyo Everton sida ay  warbixinno tilmaameen. Inkasta oo uusan bandhig wanaagsan ka sameyn Vicarage Road,  haddana Foster ma uusan awoodin in uu kooxdiisa ka badbaadiyo in ay horyaalka heerkiisa ...

Read More »

Thiago Alcantara oo heshiis afar sanno ah u saxiixaya Liverpool

Himilo – Cayaaryahanka khadka dhexe ee Bayern Munich Thiago Alcantara ayaa la soo warinayaa in uu oggolaaday in uu u dhaqaaqo Liverpool. Iyada oo qandaraaskiisa uu ka harsan yahay wax ka yar sannad, Thiago ayaa diyaar u ah in uu ...

Read More »

Andreas Pereira oo ka tagaya Man United

Himilo – Andreas Pereira ayaa ka tagaya Manchester United inta lagu guda jiro suuq furanka xagaagan si uu u raadsado koox uu ka heli karo boos joogto ah. Cayaaryahanka khadka dhexe ayaa u saftay Red Devils 40 kulan intii lagu ...

Read More »

Sancho oo ka shaqeynaya u dhaqaaqistiisa Man United

Himilo – Weeraryahanka kooxda Borussia Dortmund Jadon Sancho ayaa riixi kara oo ka shaqeynaya in uu u dhaqaaqo Manchester United haddii Red Devils ay dalab ka soo gudbiso xagaagan. Sida laga soo xigtay Sky Sports News, kooxda Ole Gunnar ayaan ...

Read More »

Man United oo mar kale muujisay xiisaha Kalidou Koulibaly

Himilo – Manchester United ayaa soo cusbooneysiineysa xiisaha daafaca Napoli Kalidou Koulibaly sida ilo-wareedyo madax bannaan laga soo xigtay. The Red Devils ayaa si weyn loola xiriiriyay 29 jirka suuq furankii hore. Si kasta, Gazzetta dello Sport ayaa tilmaameysa in ...

Read More »

Wijnaldum oo wali wadahadallo ka sugaya Liverpool

Himilo – Liverpool ayaa la soo warinayaa in aysan wali cayaaryahanka khadka dhexe ee Georginio Wijnaldum kala hadlin qandaraaskiisa Anfield. Wijnaldum ayaa soo bandhigay in uu yahay cayaaryahan muhiim ah tan iyo markii uu kooxda ku soo biiray sannadkii 2016-ka ...

Read More »

Seddex koox oo xiiseynaya Ainsley Maitland-Niles

Himilo – Cayaaryahanka kooxda Arsenal ee Ainsley Maitland-Niles ayaa la soo warinayaa in ay doonayaan seddex koox xilli warar badan ka soo baxayaan mustaqbalka laacibka Ingiriiska ah. 22 jirka ayaa sameeyay bandhig wanaagsan dhammaadkii xilli cayaareedka 2019-20 iyada oo tababare ...

Read More »

Havertz oo ka tagaya Leverkusen kaddib guuldarradii Europa League

Himilo – Kai Havertz ayaa u dhaqaaqaya Chelsea kaddib markii Bayer Leverkusen ay ka hartay tartanka Europa League. Havertz ayaa dhaliyay goolkiisii 18aad ee xilli cayaareedkan kulanka kooxdiisa ay kahor timid Inter Milan balse goolka 21 jirka ma uusan soo ...

Read More »

PSG oo dooneysa khad dhexe katirsan Arsenal

Himilo – Paris Saint-Germain ayaa xagaaga u dhaqaaqi karta cayaaryahanka kooxda Arsenal ee Matteo Guendouzi. Cayaaryahanka khadka dhexe ayaa loo badinayaa in uu ka tagayo garoonka Emirates Stadium kahor ol-olaha 2020-21 kaddib markii uusan tababare Arteta ku soo billaabin kulamo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan