Himilo-dal marka la doonayo in lacunaqabateyo waxaa loo saaraa dhowr nooc, mid dhaqaale, mid amni, mid siyaasadeed, mid xariir iyo dhowr nooc oo kale. Waxaa jira dhowr wadan oo in kabadan dhowr kun oo nooc oo cunaqabateyn ah ay saaranyihiin, ...
Read More »Dibadda
Ciyaartoyda kubbadda Cagta ugu Mushaarka badan 2023
Himilo-kubbadda cagtu waa meesha laga helo mushaarka ugu badan ee duniga labixiyo, ciyaartoyda ayaana ku kala mushaar badan, hadabada halkan waxaan kuugu soo gudbinayaa ciyaartoyda kubbadda cagta ugu mushaarka badan. -Cristiano Ronaldo – $260 million -Lionel Messi – $135m -Neymar ...
Read More »England oo usoo baxday tartanka Euro 2024
Himilo-Xulka qaranka England ayaa usoo baxay tartanka qaramada Yurub ee Euro 2024 ee sannadka dambe lagu qaban doono waddanka Germany, kaddib markii ay guul weyn oo 3-1 ah ka gaareen Talyaaniga oo ay ku garaaceen garoonka Wembley Stadium. England ayaa ...
Read More »Waa kuwee afarta dal ee siyaasad ahaan uu u saameeye dagaalka Gaza ka socda?
Himilo– dagaalka Marinka Gaza ka socda afartan dalka ayaa sii hurin kara. Boqortooyada Saudia Arabiya. Israel waxay waqti badan ku bixisay inay heshiis lagaarto dalalka khaliijka carabta, todobaad ka hor inta uusan dhicin wax lagu tilmaamay ‘Heshiis taariiqi ah’ oo ...
Read More »Kumanaan qof oo dibad baxyo looga soo horjeedo Israel ka dhigaya New York iyo London.
Himilo-Magaalooyinka London iyo New York waxaa ruxay dibad baxyo lagu garab istaagayo dadka shacabka ah ee falastiiniyiin ee ku dhibaatoonaya duqeynta ciidanka Yahuuda. Xilli ciidanka Booliska -ka mareykan-ka iyo Ingiriisku ay iskudayayaan inay xakameeyaan dibadbaxyada. Magaaloyinka dibad baxyadu ruxeen waxaa ...
Read More »Maxaa ka cusub kulanka Arsenal iyo Man city.
Himilo-Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa garoonkeeda Emirates Stadium, waxay ku martigelinaysaa Manchester City oo in ay ka badiso ay ugu dambaysay sannadkii 2016, waxaana Mikel Arteta uu soo saaray liiska xiddigaha uu kala hor tegayo City. Mikel Arteta ayaa maalmihii ...
Read More »Dagaalka Xamaas iyo Isreal iyo falcelinta dunida.
Himilo – Dagaalyahanno ka tirsan ururka Xamaas ayaa saaka gudaha u galay dhulka Yuhuudda lagu deegaameeyey. Ku dhawaad 1,000 qof oo Falastiiniyiin ah ayaa gudaha u galay dhulka ay Yuhuuddu haysato. Waxa la rumaysanyahay in ay afduubeen dad aan tiradooda ...
Read More »Newcastle oo ku durdurisay kooxda psg
Himilo– Paris Saint-Germain ayaa la kulantay guul-darradeedii koowaad ee Champions League ee xilli-ciyaareedkan, waxaana xalay 4-1 ku bahdishay Newcastle United oo sababtay in rikoodh ceeb ah loo diiwaangeliyo kooxda reer France. Newcastle United oo garoonkeeda St James’ Park ku ciyaartay ...
Read More »104-jir u dhalatay mareykan-ka oo baarashuud ku duushay.
Himilo- Haweeney ka soo jeeda gobolka Chicago ee dalka Mareykan-ka ayaa noqotay qofkii ugu da’da weynaa dunida ee baarashuud ku duula. 104-jir u dhalatay mareykan-ka ayaa sidaa ku gashay buugga waxyaabaha layaabka ah lagu diiwaan galiyo. ‘da’du waa tiro’ sidaa ...
Read More »Faransiiska oo maaro u la’ Dhilqe magaalada Paris ku faafay.
Himilo– Cayayaanka yaryar ee Dhilqaha loo yaqaan ayaa lasoo warinayaa in uu lawareegay Hoteladii, goobihii dalxiiska, maqaayadihii iyo tareenadii dalka Faransiiska. Dadweynaha ayaa joojiye raacidda tareenada iyo gawaarida basaska maadaama cabsi ay ka qabaan in Dhilqe ka soo raaco. Mid ...
Read More »