Himil – Everton ayaa wada xaajood la furtay tababaraha reer Belgium ee Roberto Martinez, sida lagu sheegay warbixin. Toffees ayaa go’aansatay inay fasaxdo Rafael Benitez ka dib guuldaradii dhawaan ka soo gaartay Norwich City, taasoo la micno ah in kooxdu ...
Read More »Dibadda
Lionel Messi oo lagu riixayo inuu ku laabto Barcelona
Himilo – Qoyska weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain ee Lionel Messi ayaa la sheegay inay doonayaan inay xiddiga dib ugu celiyaan Barcelona. Laacibka todobada jeer ku guuleystay Ballon d’Or ayaa ku dhibtoonayay inuu la qabsado kooxda PSG tan iyo markii uu ...
Read More »Newcastle United oo wada hadal la fureysa Reins
Himilo – Newcastle United ayaa la soo tebiyay inay wada hadal la furtay Reins, si ay uga soo qaadato weeraryahankooda Hugo Ekitike. Eddie Howe ayaa sheegay inuu aad u daneynayo keenidda weeraryahan cusub maadaama uu dhaawac uga maqan yahay Callum ...
Read More »Paris Saint-Germain oo dalab u direysa daafaca Chelsea ee Antonio Rudiger
Himilo – Kooxda Paris Saint-Germain ayaa la soo weriyay inay ku dhawdahay soo xero gelinta daafaca Chelsea ee Antonio Rudiger, kaas oo horey u diiday heshiis kordhay kooban. Heshiiska xiddigan waxaa ka haray wax ka yar lix bilood, sidaas darteed ...
Read More »Dusan Vlahovic oo aan ku degdegi doonin inuu ka tago Fiorentina
Himilo – Weeraryahanka kooxda Fiorentina Dusan Vlahovic oo lala xiriirinayay Arsenal ayaa la soo weriyay inuusan ku degdegi doonin ka tagitaanka naadigiisa inta lagu jiro suuq furankan. Xiddigan reerka caalami ah ee reer Serbia ayaa dhaliyay 18 gool 21 kulan ...
Read More »Paul Pogba oo beeniyay warar sheegayay in heshiis kordhin loo sameeyay
Himilo – Paul Pogba ayaa qashinka ku daray warar sheegayay inay Manchester United siiyay heshiis cusub oo uu toddobaadkii ku qaadanayo £500,000. Xiddigan reer France oo hadda dhaawac ku maqan, wuxuu ku jiraa lixdii bilood ee ugu danbeeyay heshiiskiisa, taas ...
Read More »Liverpool oo ku sii dhawaaneysa inay la soo wareegto weeraryahan cusub
Himilo – Kooxda Liverpool ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhawdahay inay xaqiijiso saxiixa weeraryahanka naadiga Porto ee Luis Diaz. Kooxo waa weyn oo Yurub ah ayaa isha la raacayay xiddigan reer Colombia ee heerka caalami ah intii lagu jiray ...
Read More »Ciyaartii Arsenal iyo Liverpool oo u baaqatay COVID-19
Himilo – Kulan ciyaareedkii dhex mari lahaa Arsenal iyo Liverpool ee ku jadwaleysnaa khamiista berri ah ayaa dib loo dhigay sababo la xiriira ciyaartow hor leh oo uu COVID-19 kaga dhacay Liverpool. Naadiga Reds ayaa si ku meel gaar ah ...
Read More »Manchester United oo ku biireysa tartanka Denis Zakaria
Himilo – Kooxda Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhawaaneyso soo xero gelinta xiddiga u ciyaara Borussia Monchengladbach ee Denis Zakaria bishan January. 25 jirkan reer Switzerland ee heerka caalami ah, waxaa daneynaya kooxo waa weyn dhowr ah. ...
Read More »10 saxiix oo aad illowday kuwaas oo dhacay 2021 yaa ku jira?
Himilo – Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda bisha Janaayo ayaa si rasmi ah u furmay iyadoo kooxaha adduunka ay isku diyaarinayaan inay ganacsi sameeyaan ka hor qeybta labaad ee xilli ciyaareedka. Kooxo badan oo Premier League ah ayaa qarka u saaran ...
Read More »