Home / Dibadda (page 7)

Dibadda

Maqaal: Sheekooyinkii waayeelku ay carruurta uga sheekeyn jireen ma waxaa beddelay aaladaha casriga ah?

Himilo – Barbaarinta carruurta waa xirfad ay waalidiintu is dheer yahiin. Qofka barta waxaa inta badan laga gartaa hab dhaqankiisa tarbiyaynta ubadka. Waayo xigmad caan ah ayaa tiraahda, “Qof walba wuxuu bixiyaa, wuxuu hayo!”. Sidee ayuu waalidka ilmahiisa si wanaagsan ...

Read More »

Haweeney ilmaheedu ku caasiyeen oo hantideeda ku saxiixaysa eeyaha iyo bisadaha la nool.

Himilo – Haweeney da’ ah oo u dhalatay Shiinaha ayaa adduun gaaraya 20 million yuan ($2.8 million) waxay ku saxiixday xayawaannada gurigeeda ku nool si ay dhimashadeeda kaddib u dhaxlaan – iyada oo qadisay gebi ahaanba ilmaheeda oo nool maadaama ...

Read More »

Dalka Canada oo xadidaya ardada waxbarashada dalkaa u taga.

Himilo – Canada ayaa ku dhawaaqday inay laba sano xadidayso qaadashada ardayda ajnabiga ah ka dib markii koror weyn uu ku yimid sannadihii u dambeeyay, taasoo saameyn ku yeelatay guryaha la kireysto. Sannadkii hore, Canada waxay bixisay ku dhawaad hal ...

Read More »

Sudan oo u muuqata inay cagta saartay wadadii Soomaaliya ay ku jabtay 30 sano ka hor

Himilo – In ka badan 13,000 oo qof ayaa ku dhintay 26,000 oo kalena way ku dhaawacmeen colaadda ka socota Suudaan tan iyo sannadkii hore, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay. Suudaan waxaa hareeyay dagaal u dhexeeya ciidamada, oo uu hoggaaminayo ...

Read More »

Cristiano Ronaldo oo weerar ku qaaday Abaal-marinnada Ballon d’Or iyo FIFA Best

Himilo – Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa weerar ku qaaday abaal-marinnada uu muddada dheer u dagaallami jiray sidii uu ugu guuleysan lahaa ee Ballon d’Or iyo FIFA Best, waxaana uu sheegay in aanay wax qiimo ah lahayn waqtigan ...

Read More »

Liverpool oo walwal badan aan ka qabin dhaawacii soo gaaray Maxamed Saalax

Himilo – Xiddiga reer Masar ee Mohamed Salah ayuu dhaawac kasoo gaaray kulankii ay barbarraha ka tuugeen Ghana, taas oo uu garabka weerarka Liverpool uga baxay dhaawac soo gaadhay qaybta hore Salah ayaa is-qabtay muruqa lugta, waxaana uu dhax fadhiistay ...

Read More »

Dagaalka Qasa oo galay maalintii 100-aad xilli dhimashadu ay kor u dhaaftay 23 Kun

Himilo-Dad aad u farabadan ayaa bannaanbaxyo lagu dalbanayo xabad-joojin laga sameynayo Qasa ka dhigay dalal badan oo dunida ah, iyaga oo taageero u muujinaya qadiyadda shacabka ku dhaqan Falastiin. Kaqeybgalayaasha dibadbaxyadaasi ayaa ku baaqay in la sameeyo xabad-joojin lagu badbaadinaayo ...

Read More »

Nin ka maarmay isticaalka tignoolajiyada iyo lacagta.

Himilo-Mark Boyle oo sidoo kale loogu yeero ninka lacag la’aanta ah, wuxuu joojiyay am aka quustay isticmaalka lacagaha taniyo sannadkii 2008 wuxuuna ku nool nolol aysan wax raad ama saameyn ah ku lahayn lacagtu. Taas beddelkeeda wuxuu naftiisa u weeciyay ...

Read More »

Waa kumee tobanka dal ee ugu wanaagsan duniga in lagu noolaado?

Himilo-Tartanka ay dalalku ku jiraan waxaa udub dhaxaad u ah in muwaadiniintooda ay siiyaan adeegyada nolosha aasaaska u ah, dalba dalka uu ka adeeg wanaagsan yahay dadkiisu waa ka nolol wanaagsanyihiin, hadabada halkan waxaan kuugu soo gudbinayaa tobanka dal ee ...

Read More »

Arday Muslimiin ah oo lacag u ururinaya Falastiin.

Himilo-Arday Muslimiin ah oo da’yar kuna nool Blackburn ayaa qeyb ka ah tartan kubadda cagta ah oo loo qabanayo ardayda iskuullada. Qorshahoodu waa inay lacag ugu ururiyaan Muslimiinta reer Falastiin ee ku nool Gaza. Waxaa soo agaasimay dhacdadan  Hafiz Asif ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan