Himilo-Codbixiyaasha magaalada St. Louis Park ayaa doortay Nadia Mohamed, waa 27 jri asalkeedu uu yahay Soomaali, waxayna sidaa ku noqotay qofkii ugu horeeye ee madow ah oo duqa magaaladaa noqda iyo qofkii ugu horeye oo Muslim ah oo xilkaa qabta. ...
Read More »Dibadda
Kenya oo billowday olole lagu tallaalayo 15 bilyan oo geed
Himilo-Dowlada Kenya oo ku dhawaaqay qorshe ballaaran oo bilaha fasaxa ee sanadkan lagu beerayo dhir. Qorshahan ayaa ah kii ugu horreeyay ee dowlada Africa ah ay dalkeeda ka samayso. Mashruuca dawladda ayaa ah in la beero dhir gaaraysa 15 bilyan ...
Read More »Dhalinyarada ugu badan ee shaqo la’aanta ah iyo dalalka ay ku noolyihiin.
Himilo-Shaqo la’aantu waa waxa ugu badan ee ka cowdaan dhalinyaradu. Heerka nolosha ee dhalinta caalamka waxaa u dhaxeeya farqi aad u weyn, inay shaqo helaana waxay ku xirantahay fursadaha dalalkooda ka jira, hadabada halkan waxaan kuugu soo gudbinayaa dalalka ugu ...
Read More »Waa kuwee dalalka ugu dhulka weyn aduunka?
Himilo-Cabirka dhulka ee dal ku fadhiyo fursad umma siineyso in uu saameyn ku yeesho dunida maadaama dalal badan oo cabirka dhulka ay ku fadhiyaan uu yaryahay hadane saameyn weyn dunida ku leeyihiin, balse dalku in uu dhulweyn leeyahay waxay ka ...
Read More »23-ka qof ee dunida ugu taajirsan iyo mid waliba hantida uu haysto.
Himilo-sadax iyo Labaatan-ka qof ee dunida ugu qanisan lix iyo tobad kamid ah waxay u dhasheen dalka Mareykan-ka. Hadaba halkan waxaan kuugu soo gudbinayaa magacyadooda iyo hantida ay heystaan. Elon Musk: $200 billion Bernard Arnault: $153b Jeff Bezos: $151b Bill ...
Read More »10-ka dal ee ugu nabadda badan aduunka.
Himilo-Dunida waxa ugu badan ee maanta laga fakarayo waa nabad iyo xasilooni. dad badan ayaa u arka in dagaalkii sadaxaad ee aduunka uu bilaaban karo marka loo eego xiisada bariga dhexe oo lagu kabay loolanka Rush-ka iyo Mareykan-ka u dhaxeeya, ...
Read More »Wadamada dadkooda inta ugu badan ay ku noolyihiin magaalooyinka.
Himilo-Dadku fikir ahaan waxay ku kala duwan yihiin midka wanaagsan in lagu noolaado magaalada ama miyiga, dad badan oo caalamka ku nool waxay doorbidaan halkii ay magaalo ku noolaal lahaayeen inay miyiga dagaan, halka qeyb kalana ay doorbido inay magaalada ...
Read More »Arsenal iyo Chealse oo ku heshiiye barbaro
Himilo-Kooxda kubadda cagta Chelsea oo xajisan weyday guul gacanteeda ku jirtay, waxaanay ogolaatay in Arsenal ay laba gool ka dhaliso lix daqiiqadood gudahood xilli ay ciyaartu sii dhamaanaysay, waxaanay labada kooxood ee reer London ku heshiiyeen barbarro 2-2 ah. Chelsea ...
Read More »Bukayo Saka oo ka soo muuqday liiska Arsenal ee ka hortagaya Cheese.
Himilo-Mikel Arteta ayaa rajaynaya in uu sii wadan doono guulaha xilli-ciyaareedkan oo ay kooxdiisu hoggaanka Premier League si buuxda ula wareegi doonto maanta marka ay garoonka Stamford Bridge ku booqdaan Chelsea, laakiin waxa qorshihiisa kala dhantaalaya saddexda ciyaartoy ee Bukayo ...
Read More »Hogaamiyaasha caalam-ka iyo sida ay u kala da’ wayn yihiin.
Himilo-hogaamiyaasha Caalam-ka waxa ay ku kala duwanyihiin da’da iyo qibradda shaqo, hadaba halkan waxaan kuugu soo gudbinayaa hogaanka caalamka iyo sida ay u kala da’ weyn yihiin. Mahmoud Abbas: 87 Ayatollah Khamenei: 84 Joe Biden: 80 Lula da Silva: 78 ...
Read More »