Himilo – Waxaa laga yaabaa in aad ku nooshahay deegaan cimilo-kulul iyadoo lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan adiga oo dareemi kara harraad darran. Haddaba waxaan halkan kuugu soo gudbineynaa talooyin ku saabsan Ramadaanka iyo kuleelka. 1) Ku dadaal ...
Read More »Macluumaad
Isbitaal bukaanadiisa bisha Ramadaan baraya Qur’aanka Kariimka
Himilo – Isbitaalka Sabuncoglu Sharif El-Din, oo xiriir la leh Jaamacadda Amasya ee Turkiga, ayaa dadka bukaanka ah ee ku jira baraya Qur’aanka kariimka inta lagu gudo jiro bisha barakeysan. Muuqaal laga soo duubay ayaa muujinaya bukaanada oo marka hore ...
Read More »Nin $28,000 looga dhacay xiriir jaceyl oo loo adeegsaday ‘gabar’ AI ah
Nin ku nool magaalada Shanghai ayaa lumiyay ku dhawaad 200,000-yuan (qiyaastii $28,000) kadib markii lagu khiyaameeyay xiriir jacayl oo been abuur ah, ayada oo la adeegsanayo gabar lagu sameeyay garaadka macmalka ah (AI), sida ay warisay warbaahinta dowladda Shiinaha Arbacadii. ...
Read More »Soomaaliya oo Wajahaysa Macaluul Ba’an: 4.4 Milyan Oo Qof oo Halis Ku Jira
Himilo-Dowladda Soomaaliya iyo hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa ka digay in 4.4 milyan oo qof ay wajahaan macaluul marka la gaaro Abriil 2025, sababo la xiriira abaar sii xumaaneysa, colaado, iyo sicir-bararka cuntada. Guddoomiyaha SoDMA, Mohamuud Moallim, ayaa sheegay in abaartu ...
Read More »Maqaal: Maxaa Soomaaliya ka reebay dalalkii la midka ahaa, Isbarbardhigga Syria, Ciraaq, Libya iyo Somalia?
Himilo-Dunida waxaa soo maray dalal burburay oo colaado sokeeye iyo faragelin shisheeye ay dhibaateeyeen, balse markii danbe kasoo kabtay. Dalalka sida Syria, Iraq, iyo Libya waxay la kulmeen burbur culus, laakiin waxay awood u yeesheen inay dowlado dhistaan oo dib ...
Read More »QM: In ka badan hal milyan oo Suuriyaan ah oo guryahooda ku laabtay.
Himilo-In ka badan hal milyan oo qof ayaa ku laabtay guryahooda gudaha Suuriya kadib markii Bashar Al-Assad xilka laga tuuray bishii Diseembar 8-deedii, sida ay sheegay Qaramada Midoobay. Tiradaas waxaa ka mid ah 800,000 oo qof oo gudaha dalka ku ...
Read More »In ka badan 40 qof oo ku dhimatay dhul ay macdan ka qodayeen dalka Mali.
Himilo- Afartan iyo Sadax qof oo u badan haween ayaa dhintay kadib markii godad ay macdan ka qodayeen uu ku dumay galbeedka Mali, sida uu sheegay madaxa ururka warshadaha macdanta. Shilka ayaa ka dhacay meel u dhow magaalada Kenieba ee ...
Read More »Cabsidii laga qabay iney burburto Xabad joojinta Gaza oo la xaliyey
Himilo-Xamas ayaa Khamiista ayaa ku dhawaaqday in ay sii dayn doonto saddex qof oo Israa’iili ah sida qorshuhu ahaa, taasoo xal u horseedi karta muran weyn oo hareeyay xabbad-joojinta ka jirta Marinka Gaza. Xamas ayaa hore ugu hanjabtay in ay ...
Read More »Maqaal: Isbarbardhigga Nadaafadda iyo Horumarka Dalalka Rwanda iyo Soomaaliya.
Himilo-Nadaafadda iyo horumarka waa labo arrimood oo si dhow isugu xiran. Dal walba oo horumar gaara, nadaafaddiisa ayaa qeyb weyn ka qaadata. Soomaaliya iyo Rwanda waa labo dal oo ka soo kabanayay burbur siyaasadeed iyo dagaallo, hase yeeshee, Rwanda waxay ...
Read More »ku dhawaad 3,000 oo qof oo lagu dilay dagaalki dhawaan ka dhacay magaalada Goma
Himilo-Sarkaal sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay oo ku sugan dalka Jamhuuriyadda Dimqoraadiga ee Congo ayaa Arbacadi shalay sheegay, in ku dhawaad 3,000 oo qof lagu dilay dagaalki dhawaan ka dhacay magaalada Goma ee bariga dalkaasi. Dagaalka ayaa u dhaxeeyay ...
Read More »