Home / Macluumaad (page 113)

Macluumaad

Facebook oo 15 jirsaday xilli fadeexooyin badan hareeyeen!

Himilo FM –Muddo 15 sanno ah, shabakadda facebook-ga waxay ku noqotay midda ugu badan ee lagu xiriiro caalamka oo dhan, waxaana ninka sameeyay uu noqday Bilyuneer iyadoo shabakadan ay isticmaalaan inka badan 2.5 Bilyan oo qofood. Inkastoo dadka adeegsada Facebook-ga ...

Read More »

4 Febraayo- Maalinta caalamiga ee Kansarka

Himilo FM –Sanad kasta maanta oo kale, 4 Febraayo waxaa la xusaa maalinta caalamiga ah ee kansarka. Yoolka maalintan waa in la dhiira geliyo lana xasuusto dhibanayaasha cudurkan nuucyada badan. Waxaa kale oo looga dan leeyahay xuska maalintan in la ...

Read More »

Bam ka haray dagaalkii 1aad ee dunida oo laga dhax helay bataati ku socday Hong Kong

Himilo FM –Bam lagu tiriyay haraadigii dagaalkii koowaad ee dunida oo Jarmalka uu farsameeyay ayaa laga helay bataati laga daabulay Faransiiska oo loo waday warshad ku taala Hong Kong. Saraakiil ayaa ku sheegay xaaladda bamka oo cabirkiisu yahay 8 Sentimitir ...

Read More »

Ingiriiska: Dilaaga aamusan oo khatar ku haya nolosha 21 Milyan oo qofood

Himilo FM –Midowga Ingiriiska ee ganacsiga tamarta ayaa sheegay in ku dhawaad 21 Milyan oo qofood inay la nool yihiin sunta gaaska CO2, waxaana sababta lagu sheegay in inta badan guryaha Ingiriiska aan laga helin qalabka bixiya digniinta hore ee ...

Read More »

Thailand oo biyo la macaaneeyay hawada ku buufineysa si ay ula dagaalanto wasakhda!

Himilo FM – Xukuumadda Thailand waxay la timid hab su’aalo ka dhex-dhaliyay dadka kaas oo ay dooneyso inay ku nadiifiso hawada. Dawladda hoose ee Bangkok ayaa durbaba qorsha dhaqan gelisay, waxaa magaalada ka bilowday in biyo la sonkoreeyay lagu buufiyo. ...

Read More »

Apple oo wax ka badalaysa sicirka taleefankeeda Iphone-ka

Himilo FM –Madaxa shirkada Apple Tim Cook ayaa sheegay in shirkada dhimayso kharashaadka ascaarta taleefanka Iphone-ka meelo badan oo dunida ah si loo dhiira geliyo heerka wax iibsiga. Faa’iidada ka soo xaroota taleefanka Iphone-ka oo ah halka ugu badan oo ...

Read More »

10 kun oo Euro ayaa lagu siinayaa haddii aad degayso magaaladan!

Himilo FM –Magaalooyin dhowr ah oo ku yaala Talyaaniga ayaa wajahaya dad yari, waxayna tani ku qasbeysaa maamulka maxaliga ah inay dadka u sheegaan lacago badan oo loo siinayo abaal marin haddii ay dagayaan magaalada. Sida warbaahinta CNN-ka soo warisay ...

Read More »

Haweenay faraanti ka maqnaa 12 sanno ka heshay meel aysan ka fileyn!

Himilo FM –Haweenay u dhalatay dalka Ingiriiska ayaa muddo 12 sanno ah raadinaysay faraanti kalumay oo ay mar danbe ka heshay meel aysan ka filaneyn. Ebiegal Tombson oo ah 20 jir ku taqasustay isqurxinta ayaa weysay faraanti u ahaa xusuus ...

Read More »

La kulan – ninka beeray 5 Milyan oo geed!

Himilo FM – Vishweshwar Dutt waxa uu dhintay 18-kii bishan Janaayo hase ahaatee xusuustiisa kama guuri doonto dadkii uu la noolaa iyaga oo ula baxay “ Ninkii geedaha Uttarakhan” Waxa uu ahaa nin u dhaqdhaqaaqa arrimaha deegaanka oo abuuray 5 ...

Read More »

Wax ka ogow garoonka diyaaradeed ee ugu mashquulka badan caalamka

Himilo FM – Garoonka magaalada Dubai ayaa noqday mar kale midka ugu mashquulka badan caalamka ee lagu safro. Maamulka garoonka Dubai ayaa sheegay maanta oo isniin ah inay qaabileen inka badan 89 Milyan oo rakaab ah sannadkii 2018 marka loo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan