Muqdisho – Sannado kahor waad rumeysan kartay in raggu kaga badan yihiin saxaafadda dumarka, in qof marwo ah aysan wada qabin karin mihnadda saxaafadda iyo shaqada guriga iyo in saacadaha xirfadan laga shaqeeyo aysan dumarka ku habbooneyn hase ahaatee sababahaasi ...
Read More »Macluumaad
Jidka cusub ee u furmaya nolosha qoysaskeenna.
Muqdisho – Wada noolaanshaha waxa ay ku haboontahy jecel iyo ku qanacsanaan ay isku qanacsanyihiin labada qof ee doonaya in ay wada noolaadaan, hadaba side loo heli karaa qoysas kuwada nool jeceyl iyo is marxabeyn? Heer intee la’eg ayuu la ...
Read More »Idaacadda Himilo oo daah furtay tartan Qur’aan oo u gaar ah gabdhaha
Munaasabad lagu daah furayay tartan Qur’an oo ay soo qaban qaabisay idaacadda Himilo islamarkaana u gaar ah gabdhaha da’doodu ka hooseyso 13-ka sanno ayaa lagu qabtay isla xarunta warbaahinta. Mas’uuliyiin kala duwan oo isugu jira lakabyada ugu sarreeya idaacadda, Jaamacadda ...
Read More »Soomaaliya: soo noq-noqoshada masiibooyinka iyo waawareyda joogtada ah
Wadankeenna Soomaaliya sannadwalba waxaa isaga soo dabanoqda musiibooyin abaareed iyo daadad daba socda. Daadadkuna waxay yimaadaan ayadoo dadkii iyo duunyadiiba abaartu si daran u nugleysey. Kadibna waxaa uga sii dara cudurada ka dhasha musiibooyinkaas oo ay ka midyihiin: shuban-biyood, daacuun, ...
Read More »Saameynta iyo sababaha hoos u dhaca Shilin-ka Somaaliga?
Dhaxalka burburkii dalka ka dhacay waxaa kamid ah qiimo dhaca joogtada ah ee lacagta Shilinka Soomaaliga, waxaana taa ugu wacan nidaamkii maaliyadda oo meesha ka baxay iyo bangiga dhexe ee Soomaaliya oo isna aanan si rasmi ah u shaqeyn muddo. ...
Read More »Baahi intee la eg ayuu dalkeenna u qabaa dib-u-dhiska matxafkii qaranka
Dhismihii weynaa oo loogu tala-galay in la dhigo, laguna keydiyo wixii alaabo ah oo leh qiimo taariikheed, cilmiyeed lumintiisu waxay urugo ku tahay hidde-raaca sooyaalka umadda Soomaaliyeed maadaama uu billadaye u ahaa waxa aan nahay. Marka umadi si xeel-dheer u ...
Read More »Sida Hodonkeenu u kaabi karo Saboolkeenna
Aadamiga waxa lagu masaalaa Macdanta oo kale oo magaca guud uun ayaa u dhaxeeyo, sida: Birta, Maarta, Dahabka iyo kuwa kale. balse kala sarreeya, kalana qaalisan. Ina aadan waa sidaas oo kale, magaca Dad, Insaan iwm. waa ay wadaagaan, laakinse ...
Read More »Faa’idooyinka Caafimaad ee Caanaha Geela
Geelu waa mid kamid ah nimcooleydu eebe innagu galladay, Waa halbeeg muddaba soomaalidu ku cabiri jireen hodantinimada ruuxa, Waa xoolaha la dhaqdo kan ugu lixaadka weyn oo leh Kurus inkastoo laga helo bartamamaha Aasiya laba kurusle. Sida aan wada ognahay ...
Read More »Saameynta maskaxeed ee ka dhalata qaraxyada
Waad og tahay in waqtiga aad ku sugan tahay uu yahay mid degan ilaa xad. Waxaadna ku jirtaa howshaada – laga yaabee inaad saaran tahay gaari, ku socto lugahaada ama jiifto. Marka daqiiqaduhu kuu noqdaan maalin adiga oo nabdoon kuguma ...
Read More »Sababaha xaaladaha furriinka dalkeenna!
Furriinka waa kala taga lamaanayaasha isqaba iyada oo loo marayo si sharci ah oo rasmi ah.Waa marka labada qof ama mid kamid ah uu dalbado furriin sabab la cuskan karo. Suubanaheenna NNKH waxa uu yiri xalaasha Alle aktiisa loogu caro ...
Read More »
Radio Himilo
