Canshuurtu waa lacag xadidan oo dowladu ey ku soo rogto muwaadiniinta si ay wax ugu biiriyaan dakhliga dowladda. Waxa ay dowladdu u qaadaa canshuurta in ay ku dabbarto qarashaadka ku baxa hey’adaha kala duwan ee dowlada ama in ay ku ...
Read More »Macluumaad
Abdulqawi Ahmed Yusuf, Somali guuleystay?
Waxa uu ku dhashay kuna barbaaray soomaaliya, waxa ay xudduntiisu ku duugantahay Magaalada Eyl ee Gobolka Nugaal, sanadii 1948 ayuu ifka yimid, tacliintiisa ilaa heer jaamacadeed waa dalka hooyo oo waxa uu ka baxay jaamacadda umadda, inkastoo heerka labaad iyo ...
Read More »xijaabka oo maalin caalami ah loo sameeyay.
Maalinta Caalamiga ee Xijaabka waa dhacdo sanadle ah oo maskaxdeeda ay ka timid Nazma Khan sanadkii 2013-ka. Munaasabadda ayaa la qabtaa kowda bisha febraayo sanad kasta. Waxaana laga xusaa 140 dal oo dunida kamid ah. Ujeedka maalintan waa dhiirri-gelinta haweenka ...
Read More »Sawiro: Aqoon isweydaarsi ku saabsan kaalinta xarumaha fikirka iyo cilmi-baaristu ay ka qaadan karaan qaabeynta siyaasadda guud oo Muqdisho Lagu qabtay.
Xarumaha fekirka iyo cilmi-baarista waa machadyadda sameeya baaritaanada qotoda-dheer ee la xiriira siyaasadda bulshadda, istiraatiijiyadaha siyaasadda, dhaqaalaha, tiknolojiyadda, iyo dhaqanka. Inta badan xarumaha fekirka iyo cilmi-baarista waa kuwa aan faa’iido doon aheyn,, dalalka qaarna kama qaadaan canshuur. Daraasadaha ay sameeyaan ...
Read More »Buraanbur – bile dhaqan baab’a ku dhaw
Muqdisho – Buraanbur waa nuuc ka mid ah suugaanta dhaqan ee soomaalida, waxa uu in muddo ah soo ahaa maanso dumarku isku weydaarsadaan afkaaraha ay qabaan, tijaabooyinka ay sameeyaan iyo waxa ay kala kulmaan waayahooda nolasha. Marka aad maqasho Buraanbur waxay ...
Read More »Bisad dhaxal u heshay 30,000 Euros
Muqdisho – Bisadan oo lagu magacaabo Jerry ayaa dhaxal ahaan u heshay 30,000 Euros oo uu lahaa saaxiibkeed oo geeriyooday. Milkiilahaa Bisadaan ayaa tix-geliyey naflahan agtiisa qaaliga ka ahaa, waxa uuna qoray dardaaran ahaa haddii ay bisadani jirrato in aan ...
Read More »Aabbe buur u falay caruurtiisa
Muqdisho – Aabbe ku nool gobolka bariga India ee Orissa, ayaa keligii waxa uu buur ka dhex jeexay waddo dhererkeedu yahay 8-km una dhiganta 5 mile, hawshan waxaa ku xanbaaray dhib haysta caruur uu dhalay. Caruurtu waxa ay dhigtaan iskuul ...
Read More »Baxnaano lix bilood qaadatay oo badbaadisay!
Muqdisho – Isbitaalka ayaa laga soo saaray Ilmo dhashay oo la rumeysan yahay inuu yahay kii ugu miisaanka yaraa dunida oo dhimasho uga badbaaday si mucjiso leh. Ilmahaan yar lix bilood ayuu ku jiray isbitaaka, waxayna dhaqaatiirtu ku qiyaaseen ka ...
Read More »Sameey sidaan si aad dhakhso u seexato
Muqdisho – Badanaa maskaxda waxa si lama filaan ah ugu soo dhaca xilliga u diyaar garawga hurdada hawlihii ugu weynaa. Waxay ka fekertaa waxyaabihii aan u qabsoomin iyo kuwa horyaala maalinta xigta. Si loola dagaallamo dhibaatadan, daraasad cusub ayaa soo ...
Read More »Jasiiradda ugu yar dunida ee lagu noolyahay
Muqdisho – Sida lagu daabacay wargeyska Telegraph, Inta badan dadka booqashada ku yimaada New York waxay yaqaanaan Jasiiradda Manhattan, balse marnaba ma aysan maqlin jasiiradda yar ee ku taala waqooyiga Ameerika oo baaxad ahaan dhan garoon tennis. Wargeysku waxa uu sheegay ...
Read More »
Radio Himilo
