Soddon qoyska oo falastiininiin ah ayaa laga qaatay guryahooda oo ku yaalla waqoooyiga Galbeed ee Rammallaah, daanta Galbeed ee ay Israa’iil haysato. Sida laga soo xigtay mid ka mid ah ururrada xuquuqul aadanaha ee maxalliga ah qoysaskan ayaa dhibaato joogto ...
Read More »Macluumaad
Israa’iil: Boqolaal Kun oo Dibadbaxayaal ah oo ka Cadhaysan Qorshaha Soo Qabsashada Gaza
Himilo – Boqolaal kun oo Israa’iiliyiin ah ayaa habeenkii Sabtida dibadbaxyo waaweyn ka dhigay bartamaha Tel Aviv, iyagoo xiray wadooyinka kana dalbanaya dowladda heshiis is-weydaarsi maxaabiis lala galo kooxaha Falastiiniyiinta, islamarkaana ka soo horjeeda go’aanka cusub ee lagu doonayo in ...
Read More »QM: Uganda oo wajahayso 2 milyan oo qaxooti ah xilli deeqihii gurmadka ay sii yaraanayaan
Himilo – Hey’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in dalka Uganda uu wajahayso qulqul qaxooti oo gaaraya 2 milyan dhammaadka 2025, xilli deeqaha degdegga ah ee bani’aadamnimo ay si weyn u yaraadeen. Bayaan kasoo baxay UNHCR ayaa lagu sheegay ...
Read More »Xaaladda Xuquuqda Aadanaha ee Haiti oo Si Aad Ah Looga Dayrinayo
Himilo – Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in xaaladda xuquuqda aadanaha ee dalka Haiti ay tahay mid si aad ah looga welwelsan yahay, iyadoo rabshadaha kooxaha hubeysan ay si xad-dhaaf ah ugu faafeen dalkaas ku yaalla Kariibiyaanka. Afhayeenka Xoghayaha Guud ee ...
Read More »UNICEF: 80,000 Caruur ah oo Galbeedka iyo Bartamaha Afrika ugu jira khatar sare oo ka dhalata Daacuun
Himilo Qaramada Midoobay ayaa ku warrantay in ilaa 80,000 oo carruur ah oo ku nool Galbeedka iyo Bartamaha Afrika ay si weyn ugu jiraan khatarta Daacuun, xilli roobab xooggan ay ka billowdeen gobolka. Hay’adda carruurta ee UNICEF ayaa ku sheegtay ...
Read More »30 July – Maalinta Caalamiga ee Saaxiibtinimada
Himilo – Dunideennu waxay wajahaysaa caqabado badan, musiibooyin iyo awoodo kala dhantaalaya midnimadeenna – sida saboolnimo, rabshado, ku xad-gudubka xuquuqda Insaanka iyo in kale – tanina waxay wiiqaysaa nabadda, nabad-gelyada, horumarka iyo xasiloonnida bulshooyinka caalamka. Si looga hortago musiibooyinka iyo ...
Read More »In ka badan 280 milyan oo Afrikaan ah oo wajahaya nafaqo-darro
Himilo – Warbixin cusub oo ay soo saartay Qaramada Midoobay ayaa muujisay in inkastoo gaajada caalamka ay hoos u dhacdo, haddana si isa soo taraysa ay uga sii dareyso qaaradda Afrika. Waxaa la saadaaliyay in dunida ugu yaraan 512 milyan ...
Read More »Madaxweynaha Bartamaha Afrika Touadera oo shaaciyay inuu u tartamayo muddo-xileed saddexaad
Himilo – Madaxweynaha hadda ee Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika, Faustin-Archange Touadera, ayaa Sabtidii si rasmi ah u xaqiijiyay inuu u tartamayo xilka madaxweynaha markii saddexaad, kaddib markii xisbigiisa United Hearts Movement uu u magacaabay musharrax madaxweyne. Inkasta oo muddo-xileedkiisa hadda uu ...
Read More »Kim Jong Un oo ku baaqay in la xoojiyo tababarrada dagaalka iyo istaraatiijiyadda madaafiicda
Himilo – Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa ku baaqay in la sii horumariyo xeeladaha madaafiicda ciidamada qalabka sida si ay ula jaanqaadaan xaaladda adag ee isbeddelaysa ee goobaha dagaalka casriga ah, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka dowladda ...
Read More »Hindiya oo Dib u Bilaabaysa Bixinta Fiisooyinka Dalxiiska ee Muwaadiniinta Shiinaha
Himilo – Safaaradda Hindiya ee magaalada Beijing ayaa ku dhawaaqday in ay dib u bilaabayso bixinta fiisooyinka dalxiiska ee muwaadiniinta Shiinaha laga bilaabo 24-ka Luulyo, sida lagu sheegay warbixin ay baahisay warbaahinta dowladda Shiinaha. Sida lagu daabacay barta bulshada ee ...
Read More »