Home / Macluumaad (page 65)

Macluumaad

Sawirro — Sababta guri labadiisa dhinac loo mariyay buundo

Kaabad ama buundo cusub oo laga dhisay waddanka Shiinaha ayaa soo jiidanaysa indhaha dadyowgaas. Waxaana sheekadeedu ay sameysay hadal-heyn qaran gudaha Shiinaha. Sababta oo ah waxaa laga dul dhisay guri dherer ahaan u dhuuban oo ninkii lahaa uu iska diiday ...

Read More »

Wax ka ogow shaqooyinka loogu xushmadda badan yahay caalamka

Himilo – Baaritaan ayaa muujiyay shaqooyinka loogu xushamadda badan yahay caalamka oo dhan iyada oo arrintan isbadal uu ku imaan karo wakhti kasta. Hay’adda Varki ayaa sameysay ra’yi uruurin laga qaaday muwaadiniinta 35 dal oo la weydiiyay shaqooyinka cajab geliya ...

Read More »

99 jir noqotay qofka ugu da’da weyn caalamka ee duulisa diyaarad

Himilo – Haweeney 99 jir ah oo kasoo jeeda California ayaa ka mid noqotay dadka nasiibka u yeeshay inay diyaarad duuliso iyada oo jebisay laba kamid ah diiwaanka dhacdooyinka adduunka kaddib markii ay kaxeysay diyaarad isla markaanna sidoo kale gudaha ...

Read More »

Dhibaatada iyo halista xilliyada roobka ka curto geyigeenna

Himilo – Tilmaamaha laga bixiyo aragtida dhiiqada iyo wasaqda xilliyada roobku curto waxay u muuqdaan inaysan kala fogeyn. Dadka oo la qabsaday iyo maalmaha yar ee dhiiqada iyo uskaga ka dhasha oo in yar kaddib ku idlaada oogada dusheeda ayaa ...

Read More »

Xaafaddo guryaha aysan laheyn albaabo!!

Himilo – Rumeyso ama harumeysan, waxaa jirta xaafad dalka Hindiya ku taalla oo guryaha, xarumaha wax-barashada iyo ganacsiga, iyo xittaa bangiyada aysan lahayn albaabo. Lacagta cad waxaa lagu ridaa qasnad aan xirnayn, waxaana mararka qaar ku jira dahab qaali ah. ...

Read More »

Aokigahara – Keynta geerida ee la isku deldelo dhexdeeda!

Himilo – Waxaa loo suntay kobta ugu habboon ee lagu dhinto sida uu ku qoray buuggiisa The Complete Manual of Sucide, qoraaga Wataru Tsurumi, Aokigahara waa keyn mugdi ah oo dhacda ardaaga buurta Fuji taas oo ku caan ah kob ...

Read More »

Wax ka ogow 10-ka faa’iido ee laga helo cunista Tufaaxa

Himilo – Tufaaxu wuxuu kamid yahay qudaarta shacbiyadda leh – waana mid wax fiican. Waa qudaar ay ku cabaysan tahay faa’iidooyinka ay garbinayaan cilmi-baaris lagu ogaaday. Halkan waxaan idin kugu soo gudbinaynaa 10-ka faa’iido oo Tufaaxu leeyahay. 1. Tufaaxa waxaa ...

Read More »

Macluumaadka ay tahay in aad ka ogaato Jabaan

Himilo – Dalka Jaziiradda ah ee dhaca bariga fog ee Asiya waxay dadkiisu ugu yeeraan dhulkii Qorrax-sinka—mana ahan dal kale waa JAPAN. Dalka Japan waa isu-geynta dhuloobid ee tiro jaziirado ah oo gaaraya 6852 halkaas oo afarta ugu waaweyn lagu ...

Read More »

30 July – Maalinta caalamiga ee saaxiibtinimada

Himilo – Dunida waxay wajahaysaa caqabado badan, musiibooyin iyo awoodo kala dhantaalaya midnimadeenna – sida saboolnimo, rabshado, ku xad-gudubka xuquuqda Insaanka iyo in kale – tanina waxay wiiqaysaa nabadda, nabad-gelyada, horumarka iyo xasiloonnida bulshooyinka caalamka. Si looga hortago musiibooyinka iyo ...

Read More »

Xiaobin – “Fiidiyo-game uu ciyaari jiray ayuu ka qaaday xanuunka Qalalka.”

Himilo – Wiil 15 jir ah ayaa loola cararay isbitaalka kaddib markii uu ku dhacay xanuunka qalalka ‘stroke’ kolkii uu si joogto ah ugu ciyaaray fiidiyow-game muddo bil ku siman. 24-kii saac wuxuu ka hurdi jiray laba saac oo kaliya. ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan