Home / Macluumaad (page 68)

Macluumaad

Cano Cristales – Webiga ‘Shanta Midab’ ama Qaanso-roobaad

Himilo – Webiga Shanta Midab’ ama ‘Webiga Qaansa-roobaad’, Cano Cristales waa mid kamid ah webiyada ugu cajiibka badan caalamka. Inta ugu badan sannadka, Cano Cristales river oo ku yaalla dalka Colombia kaliya waa mid aan ka duwanayn qulqul biyoodka webiyada. ...

Read More »

Wax ka ogow Geed seytuunka ugu cimriga dheer dhulka Falastiin

Himilo – Sheekada ku saabsan geed Seytuunka ugu cimriga dheer dhulka Falastiin oo la yiraahdo al-Badawi ayaa dad badan is-weydiinayaan goortuu curtay iyo inta uu sii jiri karo gu’ ahaan. Geedku wuxuu ku yaallaa xaafadda al-Walaja, oo shan kilomitir u ...

Read More »

Mareykanka: Bukaan ka soo kabsaday Karoona oo lagu dallacay 1 Milyan oo doolar!

Himilo – Muwaadin u dhashay Mareykanka oo ka soo kabsaday xannuunka safmarka ah ee Karoona ayaa si kedis ula kulmay dhacdo layaab leh inkasta oo uu sheegay in uu yahay qof nasiib badan. Sida uu qoray wargeyska Seattle Times, Mikel ...

Read More »

14 June – Maalinta caalamiga ee dhiig-ku-deeqista

Himilo – Taariikhdu waa in kor loogu dhigaa wacyiga la xiriira muhiimadda dhiig ku deeqista iyo in dadka lagu dhiirri-geliyo inay bixiyaan, isla markaana looga mahad-celiyo kuwa dhiiga bixiya sida ay u badbaadiyaan nolosha Aadanaha shardi la’aan. Waxaa la qiyaasaa ...

Read More »

13 June- Maalinta caalamiga ee xannuunka Albinism-ka

Himilo – Dadka qaba xannuunka Albinism-ka ayaa wajaha nuucyo kala duwan oo faquuq ah caalamka oo dhan. Waxay wali u muuqataa in xannuunka Albinism-ka laga fahansan yahay khalad iyadoo bulsho ahaan iyo caafimaad ahaanba la faquuqo dadka la nool. Tani ...

Read More »

15 jir baaskiil ku jartay 1200 km si Aabbaha dhalay oo xannuunsan ay ugu celiso hoygiisa

Himilo – Gabar Hindi ah ayaa jartay boqolaal kiilo Mitir iyada oo adeegsaneysa baaskiil si Aabbaheed oo xannuunsan ay dib ugu celiso hoygiisa. Waxaa lagu tilmaamay safar halyeynimo ah oo ay ku badbaadineysay waalidkeed xilli ay taagan tahay xannibaada xannuunka ...

Read More »

Sheekada qoyskii – 30 sanno kaddib – dib ula midoobay wiilkooda

Himilo – 34 jir isaga oo yar laga iibsaday qoys aan ilmo dhalin oo ku nool 1,000 fogaan u jirta degmadii uu ku dhashay ayaa dib ula midoobaya labadiisa waalid kuwaas oo aan marnaba ka quusan raadintiisa. Mao Yin wuxuu ...

Read More »

8 June- Maalinta caalamiga ee badweynta

Himilo – Maalinta badweynta dunida waxaa markii ugu horreysay lagu dhawaaqay 8-dii bishii June sannadkii 1992  shir ka dhacay magaalada Rio de Janeiro oo barbar socday shirkii Qaramada Midoobay ee deegaanka iyo horumarinta (UNCED) kaasi oo noqday fursad ay ururada ...

Read More »

7-da June: Maalinta caalmiga ah ee badbaadada cunnada

Himilo – Waa sannadkii labaad oo la xusayo maalinta Badbaadada Cuntada Adduunka iyada oo sannad kasta 7-da Juun loo dabaal deggo si loo dhiirri geliyo ficillada lagu caawinayo ka hortagga, ogaanshiyaha iyo maaraynta halista cuntada soo wajaheysa, islamarkaana gacan laga ...

Read More »

Cudurrada dhimirka: $16 Tiriliyoon ayaa ku baxeysa illaa 2030-ka

Himilo – Warbixin cusub ayaa daaha ka qaaday in haddii aan waxba laga qaban cudurrada dhimirka ee dunida ku soo kordhaya illaa sanadka 2030-ka in lagu weynayo dhaqaale ka badan 16 Tiriliyoon oo doolar. Warbixinta majalada Lancet ayaa lagu xusay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan