Home / Macluumaad (page 98)

Macluumaad

Philipiness: Tuulo yar oo dadweynaha cunto loogu beddalayo qashinka ay uruuriyaan!

Himilo- Maamulka Philippines ayaa la dagaalamaya labo dhibaato oo kamid ah khataraha ugu weyn ee ka jira tuulada  Bayanan ee kala ah gaajada iyo wasakhda balaastikada ah. Tuulada dhacda Philippines ayaa dadaal ugu jirta sidii loo yareyn lahaa qashinka balaastikada ...

Read More »

15 September- Maalinta caalamiga ee Dimuqraadiyada

Himilo- Maalinta caalamiga ee dimuqraadiyada waa fursad lagu muujiyo in dimuqraadiyada tahay dadka oo wada leh xuquuq simman oo ku saleysan ka qeybgal loo dhan yahay. Waxaa lagu tiriyaa dimuqraadiyada tiir adag oo nabadeed oo kamid ah xuquuqda aadanaha islamarkaana ...

Read More »

Sahan: Jaamacadaha ugu wanaagsan caalamka oo la magac dhabay

Himilo- Kharashka, deegaanka iyo tayada ayaa kamid ah halbeegga ay ardayda ka eegaan jaamacadaha, haddana sumcadda waxay leedahay kaalin muhiim ah. Sahan ay sameysay Times Higher Education ayaa daaha ka qaaday jaamacadaha dunida kuwa ugu wanaagsan iyadoo la qiimeeyay ku ...

Read More »

Wax-yaabaha sababa hoos u dhaca wax-soosaarka

Himilo – Hoos u dhaca cunno soo saaridda waa dhibaato dhab ah oo ku foolan dunida, siiba dalalka ka hooseeyaa saxaraha Africa. Yaraanta gasiinka soo go’a waxaa sababay oo gondaha gooyey saboolnimada –dakhli liita–, isbedelka cimilada, iyo asbaabo kale oo ...

Read More »

Maxaa midabka hoose ee maraakiibta looga dhigaa casaan?

Himilo- Waxay u badan tahay inaad aragtay ama telefishinka ka daawatay maraakiib midabka qeybtooda hoose laga dhigay casaan. Dad badan ayaa su’aalo ka keenay sababta midabkan gaarka ah loo doortay oo aan loo qaadan midabada kale. Baaritaano ayaa muujiyay in ...

Read More »

10-ka dal ee dadkooda waaweyn ka badan yihiin carruurta

Himilo- Dadka da’da ah ayaa noqonaya kuwa ugu badan ee caalamka, waxaana sababta loo arkaa hoos u dhaca heerka dhalmada dunida iyo kororka dadka ku jira da’ dhexaadka. Markii ugu horreysay taariikhda sannadkii 2008-dii, tirada dadka caalamka ee da’dooda dhaafsiisan ...

Read More »

Maqaayad lagu iibinayo keliya cayayaanka oo laga furay Koonfur Afrika

Himilo- Dalka Koonfur Afrika ayaa laga furay maqaayadii ugu horreysay oo macaamiisha loogu diyaarinayo cayayaanka kala duwan sida ay qortay warbaahinta dalkaasi. Barnard ayaa sameynaya tijaabadan oo noqonaysa tii ugu horreysay ee nuuceeda ah marka la eego Koonfur Afrika. Dalalka ...

Read More »

8 September- Maalinta caalamiga ee garashada – Akhriska iyo Qoraalka

Himilo – Maalinta Caalamiga ee garashada – Akhriska iyo Qoraalka waa fursad u furan dowladaha, ururada rayidka iyo hoggaamiyaasha si ay iftiin ugu furaan horumarka laga sameeyay heerarka akhriska iyo qoraalka caalamka iyo caqabadaha ka taagan. Akhriska iyo qoraalka waa ...

Read More »

Macallin – si aan loo qishin Imtixaanka – sameeyey fal cajiib leh

Himilo – Macallin Maksikan ah ayaa laga ceyriyay shaqadiisa kaddib markii uu ardaydiisa kartoon u geliyay madaxyadooda si aanay u qishin imtixaan ay u fadhiyeen in laga qaado. Luis Juárez Texis, oo ah bare dhiga El Sabinal waxaa lagu eedeynayaa ...

Read More »

Xaqiiqooyin ku saabsan nolosha

Himilo – Waxaa jira noole ka badan dadka dunida oo ku nool maqaarkaada Celcelis qofka waxa uu haam-haamsadaa noloshiisa 250,000 oo mar. 900 oo jeer ayuu is bedelaa maqaarka dadka mudada nolosha. 183,755,600 oo tallaabo ayuu qaadaa qofka celcelis noloshiisa. ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan