Himilo – Inkasta oo ay jiraan khataro iyo baqdimo badan oo ay Koonfur Kuuriya dareemayso haddana waxaa jira walaac badan oo uu dalkan ka muujinayo shaarbaha safiirka Mareykanka. Dadka u dhashay Koonfur Kuuriya ayaa argagax ku dareema aragtida shaarbaha safiirka ...
Read More »Madadaalo
Lamaanayaal xafladooda arooska ku dhigtay meel ku dhaw foolkaano
Himilo – Lamaanayaal u dhashay Philippines ayaa ku adkeystay inay ku dhigtaan xafladda arooskooda meel ku dhaw folkaanaha Taal sida laga soo xigtay warbaahinta dalkaasi. Muuqaallo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujiyay lamaanayaasha Chino iyo Palomar oo arooskooda uu ka ...
Read More »Maqaayad saartay ganaax lacageed macmiil weydiiyay su’aal doqonimo ah
Himilo – Dhacdo weyn ayay noqotay oo layaab ku reebtay dad badan markii maqaayad ku taalla magaalada Denver ee Mareykanka saartay ganaax lacageed mid kamid ah macaamiisheeda sabab la xiriirta weydiin lagu tilmaamay doqonimo. Qofka macmiilka ah ayaa baraha bulshada ...
Read More »Haweenay wajaheysa ciqaab markii ay ka tagtay sawirrada hoggaamiyaasha W/Kuuriya oo gubanaya!
Himilo – Hooyo u dhalatay Waqooyi Kuuriya ayaa wajaheysa khatarta ah in la xero sabab la xiriirta inay dab ka kacay gurigeeda ka badbaadisay carruurteeda iyada oo ka tagtay sawirrada hoggaamiyaasha dalkaasi oo gubanaya. Wasaaradda amniga Waqooyi Kuuriya ayaa baaritaan ...
Read More »Kenya: Marwo saygeeda ka iibisay haweenay uu xiriir kala dhaxeeyay!
Himilo – Sheekada haweenay Kenyaan ah ayaa dhawaan qabsatay baraha bulshada kaddib markii saygeeda oo khiyaanayay ay ka iibisay haweenay uu la socday. Markii ay oggaatay in ninkeeda uu xiriir la leeyahay haweenay kale, Edna Mukwana ayaa la soo wariyay ...
Read More »Mareykanka: Gabar shuruud adag ku xertay ka qeyb galka xafladda arooskeeda
Himilo – Mowjad carro xooggan ah ayaa ka dhalatay codsiga aroosad ay u jeedisay martida xafladeeda sida uu qoray wargeyska Mirror ee dalka Ingiriiska. Muuqaal yar ayaa muujiyay aroosad reer Mareykan ah oo aan la shaacin magaceeda oo ka dalbanaysa ...
Read More »Malaysia: Aroosad gaadiidka Ambulance-ta lagu geeyay xafladeeda!
Himilo – Gabar kasta oo galaysa aroos ayaa jecel in maalinteeda noqoto mid gaar ah oo la xusuusto sannado. Haween badan ayaa doortay ficillo soo jiidasho leh oo ay sameeyeen arooskooda laakiin gabar reer Malaysia ayaa go’aansatay inay arooskeeda ka ...
Read More »Talyaaniga: Tuugo u cudur daartay shaqaalaha banki ay u dhaceen!
Himilo- Bankiga bpm ee ku yaalla magaalada Marradi ee dalka Talyaaniga ayaa la kulmay fal dhac ah oo ay geysteen koox ka kooban seddex qofood. Sida ay qortay warbaahinta Talyaaniga, kooxda ayaa soo minguurisay musalsalka La Casa de Papel iyaga ...
Read More »Maksiko: Booliiska oo xeray dameer sameeyay rabshado badan
Himilo- Dhacdo layaab leh ayaa ka dhacday magaalo ku taalla dalka Maksiko kaddib markii booliiska xabsi dhigeen dameer ka soo baxsaday ninka lahaa oo rabshado badan sameeyay. Dameerka ayaa ka soo cararay magaalada Comitán oo katirsan gaobalka Chiapas ee dalka ...
Read More »Muxuu ahaa dalabkii layaabka lahaa ee uu jeediyay maxbuus Mareykan ah?
Himilo – Inta badan, maxaabiista Mareykanka ayaa la weydiiyaa dalabkooda kahor inta aan la toogan iyadoo ujeedka yahay in lagu qiimeeyo bini’aadamka lagana jawaabo codsigiisa ugu danbeeya. Gobolka Florida ee Mareykanka ayaa dhigay rikoor markii uu maxbuus ka aqbalay codsi ...
Read More »