Himilo FM –Dalka Jabaan, xerashada kabaha cirbaha dhaadheer ayaa laga keenay dood kulul toddobaadyadii ugu danbeeyay iyadoo xukuumadda lagu qasbay inay soo fara geliso islamarkaana faallo ka dhiibato arrinta. Wasiirka caafimaadka iyo shaqada ee dalka Jabaan ayaa difaacay go’aanka maamulayaasha ...
Read More »Madadaalo
Shiinaha: Nin dhallinyaro ah oo fagaare lagu dharbaaxay 52 jeer!
Himilo FM –Dalka Shiinaha, nin dhallinyaro ah ayaa wajahay xaalad adag oo kaga timid gabar uu saaxiib la yahay oo ku dhiiratay inay ku dharbaaxdo meel fagaare ah 52 jeer. Sababta waxaa loo celinayaa markii uu wiilka u soo iibin ...
Read More »Maxay dadweynaha Maksiko u iibsadaan taleefano been abuur ah?
Himilo FM –Falalka tuugada hubeysan ayaa wax caadi ah ka noqday magaalada Mexico City ee dalka Maksiko, sidaa darteed waxay dadka bilaabeen inay iibsadaan taleefano been abuur ah oo ay ku wareejinayaan tuugada markay u gacan galaan. Magaalada caasimadda ah ...
Read More »Jabaan oo dooneysa in sida saxda ah loo qoro magaca RW dalkaasi
Himilo FM –Dowladda Jabaan ayaa ka codsanaysa caalamka in magaciisa saxda ah loogu yeero ra’iisul wasaaraha dalkaasi halkii laga dhihi lahaa Shinzo Abe. Jabaan ayaa dooneysa in ra’iisal wasaaraha loogu yeero magaciisa saxda ah oo ah Abe Shinzo kaddib muddo ...
Read More »50 jir qoday god dhulka hoostiisa ah si uu uga basaaso xaaskiisa hore!
Himilo FM – Dalka Maksiko, booliiska ayaa xeray nin dhowr saacadood ku jiray god dhulka hoostiisa ah oo uu qoday si uu uga basaaso xaaskiisa hore. César Arnoldo Gómez oo ku nool gobalka Sonora ayaa laga helay godka hoostii isaga ...
Read More »Sheekada ‘Angus Barberi’ oo aan waxba cunin 382 maalmood!
Himilo FM – Sheekooyinka cunna ka soomidda sannad wax ka badan waxay u eg tahay kuwo aan sal adag laheyn, balse kaydka joornaal caafimaad oo hore waxaa laga helay xaqiiqada nin aan waxba cunin 382 maalin! Xogtan waxaa la daabacay ...
Read More »Ogow sababta guurka lamaane loogu qabtay garoon diyaaradeed
Himilo FM – Waxay u badan tahay in aad u aragto in garoon diyaaradeed uusan ku habbooneyn guur hase ahaatee lamaane Mareykan ah waxa uu u yahay billowga xiriirkooda. Michelle Belleau iyo Ron Peterson ayaa isku guursaday garoonka diyaaradaha Cleveland ...
Read More »Aabe rahan dhigtay gabadhiisa markii lacag looga yeeshay maqaayad!
Himilo FM –Dalka Shiinaha, Aabe qalbi adag ayaa iska bixin kari waayay kharash uu kaga cunteeyay maqaayad iyadoo ay la socotay cunug uu dhalay. Ninkan oo ka soo jeeda gobalka Guang Dong ee koonfurta Shiinaha ayaa jeebkiisa ka helay 0.75 ...
Read More »Bidaar ka soo baxday mataankiisa ayaa kashiftay sirtoodii 20-ka sanno!
Himilo FM –Dalka Shiinaha mataano wada dhashay oo wadaagayay hal rukhsad oo nuuca gaadiidka ah muddo 20 sanno ah ayaa waxaa qabtay booliiska kaddib markii mid kamid ah uu yeeshay bidaar. Sida laga soo xigtay warbaahinta Shiinaha, labada walaal oo ...
Read More »Shiinaha: 77 jir aan xiirin timahiisa 54 sanno!
Himilo FM –Dadka isticmaala warbaahinta bulshada dalka Shiinaha ayaa ku dhiiri gelinaya nin 77 jir ah in uu codsado rikoor caalami ah oo uu ka dalbanayo hay’adda Guiness World Records kaddib markii uusan jarin timahiisa muddo 54 sanno ah. Sawirka ...
Read More »