Home / Tacliin (page 10)

Tacliin

La kulan – Wasiirka 44 jirka ah ee u fariisanaya imtixaanka dugsiga sare

Himilo FM – Wasiir katirsan dowladda koonfurta Suudaan ayaa rajeynaya inuu rumeeyo riyo ka dib dhacday isaga oo kamid ah boqolaal arday oo u fariistay imtixaanka dugsiga sare ee dalkaasi. Abraham Majak Makur oo ah wasiirka wadooyinka iyo dib u ...

Read More »

Maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo dalka laga xusay

Muqdisho – Maalinta Macalinka Soomaaliyeed waxaa loo dabaal-degaa 21 bisha November sanad kasta taniyo sanadkii 1974-kii si loo  weyneeyo doorka ay horumarinta bulshada Soomaaliyeed kaga jiraan. Waa maalin la is xusuusiyo doorka macalinku ku leeyahay mujtamaca, goobaha waxbarshaduna la fasaxo, ...

Read More »

Is-dilka Ardayda dalka Japan – Tiro laga wel-welo

Muqdisho – Wasaaradda waxbarashada dalka Japan ayaa dabool qaaday kororka ku socda ardayda is-daldalaya ee da’da yar taas oo iminka mareysa heerkii ugu sarreysay marka la eego 30 sano ee lasoo dhaagay. Sanaddii ina dhaaftay oo keliya waxa naftooda haligay250 ...

Read More »

Maxaan kaga doorbidnaa barashada Ingiriiska luqadda carabigga?

Muqdisho – Dastuurka Soomaaliya waxaa rasmiyan ugu dhigan labo luuqad oo kala ah; Afsoomaali iyo Carabi, afka hooyo ee Soomaaliga ayaa labo u sii qeybsama kuwaas oo kala ah, Maay iyo Maxaa tiri, inkastoo ay jiraan lahjado kale oo lagaga ...

Read More »

Cajiib! Arday soo hindisay Baskiil is wadaya

Muqdisho – Ardayda Jaamacada Tsinghua University, waxay sameeyeen Baaskiil awooda in uu wada la’aan dhaqaaqo, kaas oo keliggii is-kaxeynaya 12 saacadood oo xiriir ah. Dadka qaar ayay suurtagal tahay iney qariibsadaan hase yeeshee ardayda ayaa kusoo bandhigeen Magaalda Beijing ee caasimada ...

Read More »

Sawiro: Aqoon isweydaarsi ku saabsan kaalinta xarumaha fikirka iyo cilmi-baaristu ay ka qaadan karaan qaabeynta siyaasadda guud oo Muqdisho Lagu qabtay.

Xarumaha fekirka iyo cilmi-baarista waa machadyadda sameeya baaritaanada qotoda-dheer ee la xiriira siyaasadda bulshadda, istiraatiijiyadaha siyaasadda, dhaqaalaha, tiknolojiyadda, iyo dhaqanka. Inta badan xarumaha fekirka iyo cilmi-baarista waa kuwa aan faa’iido doon aheyn,, dalalka qaarna kama qaadaan canshuur. Daraasadaha ay sameeyaan ...

Read More »

Munaasabad loogu magac-daray Xus iyo Xusuus oo loo qabtay aqoon-yahan prof Cali Xasan Maxamed.

Muqdisho – Waxaa munaasabad loogu magac-daray Xus iyo Xusuus oo lagu weyneynayay wax-qabadkii iyo sooyaalkii nololeed ee Prof Ali Xasan Maxamed – oo ay soo qaban-qaabisay Jaamacadda Muqdisho ayaa shalay lagu qabtay Hotelka Paradise ee magaalada Muqdisho. Qeybaha kala duwan ...

Read More »

Dhageyso: Warbixin ka hadlaysa sida qofku u midayn karo waxbarasho iyo shaqo

Muqdisho – Dad badan marka ay arkaan arday u socda dugsi wax-barasho waxay durba sawirtaan fursadda uu helay. Hayeeshe, marka lasii daba-galo sheekooyinka ardayda qaar, fursadaha ay helaan kuma dhashaan oo kaliya dareen waalid iyo darajooyin isku mid ah. Halka ...

Read More »

Maalinta Caalamiga ee Afka Hooyo 21 Febraayo oo la xusay

Muqdisho – Munaasabad lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee Afka Hooyo oo ay qaban-qaabadeeda hormuud ka ahaayeen Akadeemiyadda Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta iyo Akadeemiye-goboleedka af Soomaaliga oo kaashanaya wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare iyo Golaha Abwaanadda Soomaaliyeed ayaa lagu ...

Read More »

Nuxurka Doodda – Adeegsiga af Soomaaliga iyo Saxaafadda – ee SOMA

Muqdisho – Dood cilmiyeed lagu magacaabay: Adeegsiga Habboon ee af Soomaaliga iyo Warbaahinta oo ay soo qaban-qaabisay hey’adda Somali Media Association ‘SOMA’ oo kaashanaysa Hey’adda Pen kana dhacay hotel Afrik ee KM4 ayaa lagu falanqeeyey doorka warfidiyeenku ku leeyihiin kobaca ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan