Waxbarashada waxaa ay muhiim u tahay Aadanaha sida Ilaahey ku sheegay Diintiisa suubban, marka ay joogto waxbarashada Gabdhaha waa lagu kala argti duwanyahay inkasta oo sanadihii ugu dambeeyay laga gudbayay aragtida ah in aan gabdhaha wax la barin,Dadbadan ayaa dood ...
Read More »Tacliin
Ardey dhibbane u ah Gaadiidka Dowladda, warbixin maqal
Nolosha ardeynimada waxaa ay leedahay duruufo kala duwan, hayeeshee Ardeyda Muqdisho waxaa u dheer dhibaato ay kala kulmaan adeegsiga Waddooyinka. Iyada oo si guud gaadiidka wax u yeelo taasina ay sabab u tahay sharciga waddooyinka oo aan la dhaqan gelin,waxaa ...
Read More »SRA: Walaac ayaan ka qabnaa inay arday kale imtixaanka ku dhacaan sanadkan
Himilo – Sida ku cad daraasad uu soo bandhigay Ururka Cilmi Baarayasha Soomaaliyeed (SRA) ee fadhigiisu yahay Magaalada Muqdisho, ardayda dhigta iskuulada sare ee dalka ayaa 90% isticmaalka baraha bulshada sida Facebook Tiktok iyo You Tube. Daraasadda waxaa ka qayb ...
Read More »Xaliimo Maxamuud: “Howl baa howl looga tagaa”
Himilo – Xaliimo Maxamuud Adan waxaa Eebbe u fududeeyey aqrinta Qur’anka, xilli walba oo aysan macduur lahayn ayey jecleshahay inay aqriso kitaabka. Waa arday dhigata Madrasad lagu barto Qur’anka waxay ku jirtaa howlgal ay ku doonayso inaysan kaliya gudaha bisha ...
Read More »Nin 80 sano ku riyoon jiray waxbarasho oo iskuul sare dhameeyay
Himilo – Merrill Pittman Cooper oo ah nin 101 jir ilaa iyo yaraantiisii wuxuu la noolaa riyo ah inuu mar uun wax barto. Ugu dambeyn wuxuu rumeeyay qeyb ahaan damaciisii markii uu iskuulka sare dhameeyay 80 sano kadib. Pittman 1934 ...
Read More »Dowlad awoodi weysay waraaqaha imtixaanka ardaydeeda ay ku geli lahaayeen
Himilo – Sri Lanka ayaa kansashay imtixaanka malaayiin arday ah oo dhigta iskuulada, kaddib markii dalkan uu ka dhamaaday warqadihii daabacaadda sababtoo ah waxaa gabaabsi ah helidda sarifka lacagaha qalaad gudaha caasimadda Colombo oo lagu soo dhoofsan lahaa badeecooyinka. Maamulka ...
Read More »La kulan – Ninka carruurtiisa hal fasal wax kula barta
Himilo – Laga yaabee inuu nin weyn yahay. Laakiin kani ma ahan maamule iskuul iyo macalin toona. Waa arday kamid ah ardayda dugsiga hoose iyo dhexe ee degmada. Iskuulka uu dhigtana waa isla midkii ay carruurtiisu dhigan jireen. La kulan ...
Read More »Maxaa ka dhaxeeya jimicsiga iyo xisaabta?
Himilo – Khubaro ka tirsan jaamacadda Geneva ayaa u kuur-galay saameynta uu jimicsiga ku leeyahay ka miro dhalinta barashada maadada xisaabta. Cilmi baarista waxaa lagu wareystay 193 arday oo da’ ahaan u dhaxeeya 8 ilaa 12 jir. Waxaa loo dhabbo ...
Read More »India: Iskuul gabdhaha Muslimiinta ka mamnuucaya xijaabka
Himilo – Warbaahinta Hindiya ayaa sheegtay in iskuul ku yaalla gobolka Karnataka ee Koonfur-galbeed uu ardayda Muslimiinta ah u diiday inay galaan fasallada iyagoo xiran xijaabka. Waxayna warbaahintu ka soo xigatay maamulka dugsiga in ay oggolaadeen xirashada xijaabka ama niqaabka ...
Read More »Gabar iyo awowgeed oo hal mar ka wada qalin-jebiyay jaamacad
Himilo – Toddobaatan sanno kaddib Rene Nera wuxuu markii ugu horreysay iska diiwaan geliyay kulliyad, 88 jirkan ayaa ugu dambeyntii helay shahaadadiisa bishaan, iyadoo ay weheliso inantiisa 23-jirka ah (Melani Sellars). Melanie waxa ay shahaadada koowaad ee jaamacadda ku qaadatay ...
Read More »