Home / Uncategorized (page 20)

Uncategorized

Dhageyso: Barnaamijka Tusmada Tiknoolojiyadda Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Tusmada Tiknolojiyadda waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Waxaynu Barnaamijka ku soo qaadanaa xubno iyo qoddobo la xiriira tiknoolojiyadda iyo heerarka ay taagan tahay. Axmed Maxamed Maxamuud ayaa soo jeedinaya. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Sahanka Siyaasadda Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Sahanka Siyaasadda waa toddobaadle aad ka maqashaan Idaacadda Himilo, toddobaadkan waxa aan kaga hadli doonaa Shirkii IGAD ee lagu qabtay magaalada Muqdisho. Waxaa marti noogu ah Maxamed ibraahim Maxamuud iyo ibraahim Nuur Cali oo aqoon u leh arimaha siyaasadda. Shaafici Ibraahim ...

Read More »

Mark Clattenburg oo loo magacaabay dhexdhexaadiyaha Manchester derby

Taageerayaasha Man City ayaa Xirirka FA ku dhaliilay in loo magacaabo Garsoore Clattenburg kulanka Manchester United ay kooxdoodu la leedahay. MARK CLATTENBURG ayaa loo magacaabay garsooraha kulanka Manchester derby ee Sabtiga soo socda dhici doona. Markii uu xagaa aad u ...

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Daraasaadka Dunida Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Daraasaadka Dunida waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijkan waxaynu ku faaqidnaa cilmi baarisyadii u danbeeyay oo toddobaadkan dunida meelo badan oo kamid ah laga sameeyay. Waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Cumar Axmed. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

Read More »

France oo garaacday Italy.

Italy ayaa laga badiyay kulankoodii ugu horeysay ee ay ka hoos ciyaaraan tababare Giampiero Ventura iyadoo guuldarro 3-1 ay ka soo gaartay xulka France oo marti ku aheyd magaalada Bari ee dalka Talyaaniga, laakiin goolhaye Gianluigi Donnarumma ayaa taariikh dhigay. ...

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Hidaha Iyo Dhaqanka Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waxaan diiradda ku saarnaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida si loo ilaaliyo dhaqanka iyo sooyaalka umadda Soomaaliyeed. Todobaadkan waxaan barnaamika qeybtiisa hore  ku wareysanay Warsame Cumar Xuseen oo ka mid ah dhalinta hal Abuurka leh, qeybta labaadna waxaad ku maqli ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Tusmada Tiknoolojiyadda Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Tusmada Tiknolojiyadda waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Waxaynu Barnaamijka ku soo qaadanaa xubno iyo qoddobo la xiriira tiknoolojiyadda iyo heerarka ay taagan tahay. Axmed Maxamed Maxamuud ayaa soo jeedinaya. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Shaqsiga Caalamka Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Shaqsiga Caalamka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo 102.5 M.H.Z. Barnaamijka waxaan ku soo qaadanaa marba mid kamid ah hogaamiyaasha magaca reebay oo soo maray dunida, waxay isugu jiraan kuwo horey u geeriyooday iyo kuwo nool balse ka ...

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Daraasaadka Dunida Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Daraasaadka Dunida waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijkan waxaynu ku faaqidnaa cilmi baarisyadii u danbeeyay oo toddobaadkan dunida meelo badan oo kamid ah laga sameeyay. Waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Cumar Axmed. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Hidaha Iyo Dhaqanka Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waxaan diiradda ku saarnaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida si loo ilaaliyo dhaqanka iyo sooyaalka umadda Soomaaliyeed. Todobaadkan waxaan barnaamika qeybtiisa hore  ku wareysanay  Abuubakar Cabdulaahi Maxamed oo ah wiil aad u da’ yar oo qoray dhawr buug, qeybta labaadna waxaad ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan